Taking too long? Close loading screen.
Please Wait

FAQ

Sidee ku ogaan karaa Filimada isbuuclaha ah iyo filimada kale?

Halkan ka baro qeybaha ay ukala galaan filimada
Fanproj sym

 

fanproj sym 2

Markaan lacagta bixiyo, furitaanka muxuu u daahaa?

Wuxuu u daahaa 2 arin dartood.

  1. Hadii lacagta aad soo dirtay 22:00 saac wixii ka dambeeya waa xili shaqaa laga baxay
  2. Hadii cadeyntaada aad kusoo dirin webka qeybtiisa Caddeyn ama cadeyntaada uu ka maqan yahay warqadii aad ku bixisay lacagta.

_____________________________________________________________________

Muhiim miyaa intaan lacag soo dirin kahor in aan la hadlo Fanproj?

Maya muhiim ma ahan

Waxaa muhiim ah oo kaliya in 3 Qeyb aad soo marto

  1. Inaad is register gareyso
  2. In aad lacag bixiso adigoo ka fiirinayo webka qeybta Lacag Bixinta
  3. In aad cadeynta soo dirto oo aad ku soo dirto webka qeybta Caddeyn
    ____________________________________________________

Maxaa loo qaban waayay Nambarka Tel-ka ee EVC-ga?

Nambarkaasi ma ahan nambar la qabanayo waa nambar ku xeran Voicemail
Hadii EVC+ ama ZAAD ama TAAJ  aad lacag kusoo dirtay waxaad sameyneysaa 2 arin

  1. Message ka kuu soo dhacay oo lacagta aad ku bixisay sawir ka qaad
  2. Webka gal Caddeyn taawo kadib foomka soo buuxi sawirkana meesha soo raaci saacadooyin kadib cinwaankaaga diyaar ayuu noqonayaa.
    __________________________________________________________________

Maxaan sameeyaa hadii xawaalada ay dhiibin warqad rasiit ah?

Xawaalad walbo waxey dhiibtaa Reference Nambar kasoo qaado nambarkaasi kadib

  1. Webka gal Caddeyn taawo
  2. Xawaalad taawo
  3. Foomka soo buuxi Refrence nambarkana meesha kusoo qor, saacadooyin kadib cinwaankaaga waa diyaar
    _________________________________________________________________

Sideen u badalaa emailka hadii cinwaankeyga email qaldan aan ku register gareeyay?

Emailka mar walbo waxey u muhiim u tahay shaqsiga is diiwaan galiyay wuxuu ku ogaanayaa wixii macluumaad oo cinwaaankiisa kusoo kordho.

  1. Login taawo, gali username kaaga iyo passwordkaaga
  2. Meesha Welcome ay ku qoran tahay taawo
  3. Profile taawo
  4. Godka Email ay ku qoran tahay ku qoro emailka saxda ah
  5. godka Confirm email ay ku qoran tahay mar labaad ku celi emailka
  6. Save Changes taawo
    _________________________________________________________

Su`aal makasoo weydiin karaa Qeybta Commentiga?

Commentiga maloogu tala galin in su`aal ku saabsan ciladaada ama su`aal shaqsi ahaantaada ay ku quseeyasa, hadii su`aashaan wax ka mid ah aad kusoo qorto maka soo muuqan doono Commentiga.

_______________________________________________________________________

Hadii su`aal aan qabo xagee kasoo weydiin karaa?

  1. Web-ka gal
  2. Contact taawo
  3. Su`aal taawo
  4. Fariintaada soo qor
  5. Send taawo

Su`aashaada jawaabtiisa waxaad ka heli doontaa emailka aad meesha kusoo qoratay, fadlan emailkaaga ha ahaado email sax ah oo jawaab aan kugu soo diri karno