AXDI & AMAR WAALID Afsomali

50
57305
Not rated yet!

AXDI & AMAR WAALID

Fiction, Drama, Romance

Overview

Axdi & Amar Waalid waa musalsal ku qiiro galin doono kuna socdo Zain & Aaliya.

Metadata
Runtime
Director K. S. Ravikumar
Release Date
Details
Movie Media
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.
SHARE

50 COMMENTS

  1. asc bahda fanproj.net aadbaad umahadsan tihiin madama aad noosameyseen wax walba oo niyada ku hayno lkn
    musasalka AXDI IYO AMAR WAALID asoo dhameystiran nooso daaya waaaan wada sugeynaa indhaha ayaan kor u haynaa
    waad mahadsantihin dhamaan asxaabta qaaaliga waana idin jacel nahay marwalba

  2. asc aad ayaan idinka mahada ceelineeynaah aflaanta somalika aad noo soo deeysan sas ku wadad oo noo soo badiya aflaanta somaliga sida
    Ruwaydah reer xamarta kuwii barisamaadki oo kale

  3. Waxan jeclahay inaan dawado musalsalka cusub Axdi iyo amar waalid waa musalsal an la dhacay inaba caadi ma ahan wan ka qeyliyeye musalsalka inaan dawado ayan rawa inte ka dawan kara xita asigo ah afxindi ah

  4. I can help you guys translate this to Somali cuz I know Hindi and I like Harshad he is the best.

    Him and the guy that had some thing on the head did a new tv-show and the old man he is mean to this guy and this tvshow is about a lawyer.

  5. asc fanproj waxan raba meel an ka so baxsado aflam ta cusub oo laso turjumay marka qab noce an ku heli kara plz iga cawiya midaas

  6. asc fanproj horta wadkumahad santihiin turjumadka filimda iyo wiliba musasalada aniga wxan rabaa sidii aan ku daawan lahaa musalsalka axdi & amar waalid ok wxn idin rajena guul iyo hormar wcn we love fanproj

    • Asc wad mahadsantihiin dhaman tin Amiga wan ubahanahay inad isheegtan habkan u isticmali lahaa filimada fanproj sodeyso sida jaceylka waalida axdi iyo amar waalid dhamaan filimadina wan Ku xeranahy runtii mahad sanidiin fanproj

  7. Comment:waxan si aan u daawdo wana ku wareray marka ifahansii ciwaana waan leyahay Lkn Lacag la.aan ayada dhahden ku fiirsada marka ana Lacag ayuu iga cunay mana fiirsan marka waxan jooga kenya ii fahansii bal

  8. Comment:sax Wey e Lkn markan ku dhufto Ama is dhaho fiirso wuu diidaa sawir bis ayaa ii soo baxayo marka maxan sameyaa

  9. Comment:waxan rawa inan ogada ma Laga fiirsan karee opera mini marka seen u fiirsadaa filimka axdi iyo a mar walid musalsal xal kale ma jiraa

  10. waxaan codsanayaa in leysoo deeyo filim
    kasoo ah filimadii hore waana
    dalaamander
    canjeex
    iyo atooraha mareykan
    salimsey oo sheera logu wacaa aya ka laadira noh
    mrka iga dhisa film kas asxbta good salan sare

LEAVE A REPLY