Baro isticmaalka app-ka FanprojPlay

38
9145
Not rated yet!

FanprojPlay

0 h 03 min
Overview

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime 0 h 03 min
Director
Release Date
Details
Movie Media
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.

Sida loo isticmaalo app-ka FanprojPlay ka daawo halkan si uu kuugu fududaado isticmaalkiisa

SHARE

38 COMMENTS

  1. Masha allah axaabta fanproj horumar wey ayaad ku talaabsateen ee Hoosha meesheeda ka soo wada
    aniga wuu soo dagay waanuna ii sheeqy

    Thanks Fanproj

    • Macaamiisha App ka dagsaday oo Login ka gali waayay fadlan passwordka iska bdala kadib tijaawiya
      Dadka heysto Android Version 4.3 iyo wixii ka hooseeya ma u shaqeynaayo Howshiisa ayaan ku jirnaa noo dulqaata Mahadsanidiin

  2. Asc ffanproj ani wn so dajistay fanprojplay Lakin Hadii aan basuwerka iyo usename usamestay nazie igu shaqeen layahay xita basuwerka Sow ii badalmi weysan yahay Side wax ujiraan adinkana imelka aan ku samestay wali wax jwb ah idinkama stop Side wax yihiin ani wn fahmi waye Ee maxa nodo jwb

      • asc reer fanproj wad mahadsan lkn hal cilad ayan ka sheeganaya lkn kompayutar aku isticmalikaro ee maxa waye malogutalagalin miya ina lagu isticmalo ciwanka mase talefan lee logutalagaly?

        • computer ka markaad isticmaaleyso web ahaan u gal http://www.fanproj.com wax cinwaan ah uma baahnid maadaama free laga dhigay
          lkn app ka markaad ku isticmaaleyso cinwaanka waad u baahan tahay hadii kale sawir oo kaliya ayaad arkeysaa filinka waxaad arki kartaaa oo kaliya markaad cinwaanka ku gasho cinwaankana waa fee

  3. as.c asxaabta fanproj aad baan idin salaamayaa waxaan rabaa in aan idin wey diiyo appka samsung kaliya miyaa all mobail oo dhan weeye iphone ka wuu iga diiday maxaa dhacay

    • Wcs Fahmiina I PHone howshiisa ayaan wadnaa ilaa Isbuuca danbe dhaxdiisa insha alaah waan soo bandhigaynaa waxaadna kala socon kartaa webka iyo facebooga waxii aqbaar dheeraad ah

  4. asc reer fanproj wad mahadsan lkn hal cilad ayan ka sheeganaya lkn kompayutar aku isticmalikaro ee maxa waye malogutalagalin miya ina lagu isticmalo ciwanka mase talefan lee logutalagaly?

LEAVE A REPLY