Cocktail Af Somali

    62
    97243
    Not rated yet!

    Cocktail

    Drama, Comedy, Romance, Foreign

    20122 h 24 min
    Overview

    Gautam (Saif Ali Khan) is an incorrigible flirt, who runs after every girl he sees. Meera (Diana Penty) is a pretty girl with desi values and attire, who comes to London from Delhi for a fresh start. Veronica (Deepika Padukone) is the spoilt bombshell who loves partying and drinking. Though different from each other, these three are perfect friends staying under one roof until friendship becomes confusing, and love becomes complicated.

    Metadata
    Runtime 2 h 24 min
    Director Homi Adajania
    Release Date 12 July 2012
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    No images were imported for this movie.
    Poster for the movie "Akhil: The Power of Jua"

    Mirzya Af Somali

    Related Actors

    Poster for the movie "Race 2"

    Race 2 Af Somali

    Poster for the movie "Agent Vinod"

    Agent Vinod

    Poster for the movie "Policegiri"

    Humshakals Afsomali

    Poster for the movie ""

    Kya Kehna

    Poster for the movie ""

    Go Goa Gone

    Poster for the movie ""

    Kal Ho Naa Ho

    SHARE

    62 COMMENTS

    1. aniga waan fahmi la ahay qaabka cusub wicaangaygana waa ii furmi la yahay sidee loo badalay dhawr jeer yahay hotmailkeyga u diray wax isoo dhacayan malah

    2. Waa fudeed ee ciwaanka waa kuu saxan yahay ee lanbar kaan laxiriir asaga ayaa ku caawinaayo basawerkii hore mahan mid cusub ee lanbqrkaan veber ka wac wall 0041764810631

    3. Aniga wan fahmay lkn 1 wax aya niga codsanayaa ee schedule ka hagaa jiya filimaanta soo socda waygii hore wan sii fiirin jiray lkn hada 1 filim ayuu sheegayaa waliba date qaldan ayuu sheegayaa intas hagajiya

    4. GOOD JOB FANPROJ. filimada ACTION-ka iyo ROMANCE-siga ah ayaa dadka aad u jecel yihiin ee ku dadaala in filimada noo soo fasirtaan tusaale ahaan filimka SRKee DILWALE.

      • Everything will come soon, dadaal aan kala go’ leheyn ayaan heynaa dhamaan inta Fanproj ka shaqeysana si ay idin qanicn lahayen ayay u howlan yihiin, idinkana dulqaadka badiya howsha howl sahlan ma aha waqti ayuu u baahan yahay, Mahadsanidiin

    5. Aniga 1 wax ayan dadka ku saa cideyn karaa. Dadkow inta fanproj aa dhaheysin wax ma fahmin meesha waxay nigu soo qoreyn wax help la dhaho waxa laga wadaa caawinaad marka meshas ku dhufta kadibna suaalaha ku qoran ku dhufta markas jawaabtiina waa heleysin hadaa somaali isku fcntihiin hadana qoraal ma aha waxa waa video marka aya nigu caawin karaa

    6. Asc bahda fanproj iyo inta kutixanba horta waku mahadsan tahiin balarinta aa wabka balarisen aad iyo aad ayana ufahanay isticmalkisa intana fahmina iyaga fahmidona dulqad mujiya

    7. Bahda fanproj horta sanadkasta meshii lajogay lajogi mayo waan ognahayisbadala imanayo dad dhahayo ayan arkayay wabka sidisihore halaguso celiyo waku farax sanahay is badalka lkn halcilada jirta pessower ka xarfo Ana maskaxda qaban karin ayaa kadhigten mana labadali karo owanku dalay

    8. Waaa ku wareere ani mugoo ee sidiisi hore wacnaa nogu. Soo celiye please waa codsi fanproj web saan lama fahmi karo idinga waxaa modan inaa qurxiseen lkn waxaa laga qaade wareer saan ama si la fahmayo ka diga please dankie

    9. Asxaabta aniga waan fahmi la’ahay qaadka loo daaro plz nafahansiiya fanparooj plz qaabka loo galo waan fahmi la ahay waana daari la ahay filimka

    10. Asc waxaa si heer sare ah oo sharaf iyo karaamo leh u salamaya shaqalaha webkan fanproj oo u istaagay si ay u raali galiyaan shacabkooda midaas aad bay ugu mahadsanyihiin balse markan waxan donayay inad wax yar iga caawisan waxan bedelay passwardkayga systemkana si sax ah ayan u raacay markii aan dhameeyey oo aan Logout idhaahdo oo is idhaahdo bal dib u Check garee wuxuu i odhanaya Passwardku waa khalad kiii hore ee xarfaha ahaa markan is idhaa dib u galina kuma shaqaynayo waxay noqonaysaa inan dib u idhaahdo Forget pasward oo sidaas emailkaƶyga hadana xarfo iigu soo dhacaan markaa maxaa khaldan midaas ayan u bahna in layga caawiyo

      • Wcs walal, passwordka xarfaha marki aad heshay kadib adiga miyaa shaqsi ahaantaad u badashay passwordka adoo ka badalanayo Profile kaaga? hadii ay jawabtaadu Haa tahay oo aad passwordkaaga 2da god ee Password & Confirm Password ay ku qoran yahay password isla mid ah aad galisay kadibna Save aad dhahday waa in uu passwordkaas kugu shaqeeya marki aad Logout dhahdo dibna u gasho cinwaankaaga waa in uu passwordka cusub ee adi shaqsi ahaantada u sameysatay ku shaqeeyaa.
        Hadii uu ku shaqeyn waayo fadlan nagala soo xiriir qeybta cilad bixinta: http://fanproj.com/contact/#1447591739767-833672ab-3d85
        Mahadsanid

    11. asc fanproj waxan dacwad ka ahay qayibta sweden sbbta o ah waxan cawinaad waydiistay mud saddex malmod ah ayaan cawinaad ka dalbanayay hada ayaan ogaday in an hagag san karo lkn qayibta sweden aniga wan ka xuhay madaa an cawinaad ka wayay

    12. fadlan sodaya xal maan uwayay calama sual aya saran fadlan sodaya filim ayan codsaday jwb maleysin fadlan codsi gena jwb naga seya fadlan xal maan uwayay masha qenayo fanproj gulesta fanproj

    13. As xaab teena fanproj wxn ka cod sanayaa in lagu soo daro qeyb cartoon ah oo af somali ah tom and jerry oo kale iyo kuwo ka sii fiican ba mahad sanidiin

    14. TOM AND JERRY TV SERIAL MUSALSAL
      FROZEN MOVIE FILIN
      ICE AGE MOVIES FILIMAAAN
      Despicable Me MOVIES FILIMAAN

      INTAAN FILIN WAA INTA FILIMAANTA U KU QATAR SAN IYO MUSALSADA

    15. fanproj aad baadd umahad santihiin marka xigta fadlan filinka h…… ….a akhay khana iyo aabihii ayaan idin ka codsanyaa hdaad awoodaan in aad noo soo daysaaan aad baad u mahad santihiin sida aad u dadaalaysaan

      • Walal filmkaa liiskeena wuuku jiraa balse filimada qaar ayaa helidiisa adag sidaa darteed ayuu waqti u qaadanaa balse dulqaata waanu soo deyneynaa insha allah.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here