Desi Kattey Afsomali

49
68028
Not rated yet!

Desi Kattey

2014Duration unknown
Overview

Desi Kattey is the story of two orphans who grow up in a remote village, making country guns to earn their livelihood. The film traces their journey, as they go on to become national level shooters.Desi Kattey is based in a small village of the Kanpur District of Uttar Pradesh, Mungera, which is famous for its geographical location i.e. at the shore of Holy river Ganga and manufacturing cum production of the country made guns, this story is about two young kids Pali and Gyani. Pali and Gyani alike other orphan kids with no support system work as a labor in one of such country made gun manufacturing factory for their survival.

Metadata
Runtime Duration unknown
Director
Release Date 12 September 2014
Details
Movie Media
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.

DUBBED BY: FANPROJ

SHARE

49 COMMENTS

  1. filinkaan caadi maba ahan bari noo soo deeyo mise hadabo noo soo deeyo hadeey shaqadiisa dhamaatey plz cod siga naga noo fuliya mahadsanatiin bahada fanproj thnz

  2. inu complete yahay ayan umalenaye xayay sis kisa markan dawaday ayan jeclaystay show ilen lamaba so deyn hungurigad aga so riden runti

  3. haa waa film fiican actorkii baraatshii la jilayay ayaa ku jiro ee lagu magacaabi jiray NIIF waa sabtida saan filayo

  4. asc fanbroj waxan idin wey diina filimkan desi kattey waa goorme schedue kuma qorna waqtigiisa ladawan lahaa blz noshega ama schedule nogu soban dhiga jwb isii adinko mahadsan thanks dhamaan

    • m.goobe07 webka markaad gasho labada dhinac oo dhaxda labo calaamad oo gaduudan ayaa saaran midka bidixda waa Schedule midka midigna waa Help meesha ka gal

  5. asc aqiyaarta fanproj production, aad ayaad ugu mahad san tiihiin madaama aad naga haqab tirteen qeybta aflaanta.
    hal codsi ayaan wataaa cosigaaso ah filim ladhahayo magaciisa( A……. D……. ).waxuu sobaxay 2013 waxaa agtar ka ah (p……..)

  6. lacag ayaan bixinay hadane kama daawano aflaaan wanagsan
    fanbroj waxaaa dhaamo wabsideyada caadiga ah oo free ga ah
    sida fagaare,com ama saafi. qasaaro waaaye lacagta aaan bixinay

  7. Sxb lacaga bixina war ma ahhan lacagta yaa kaso qasbay af xumada yareey qofka si wanaag san wax u wey dii lacag ayaa bixina wanaag ma ahhan dadka dhan wey bixiya hadan waxoda codsi ma dhaaf siisno sxb ee wanaga ku dadaak

  8. Asc sxbta fanproj hora bisha 4 sabti aya ku jirto 3 bil aya baxshay lacagtoda marka bishiba 4 film miya dawada sidaa waa laga wanag sanahay walbo isbuci 2 film noga dhiga thanks

  9. jawab ayaan rabaa hadey lacag tahay swiss ayaan ku diri jiray hada waan waayay qaabka marka ha li sheego hadaan ku diri karo evc

  10. waad mahadsantihin filimkan waan sugayay aad ayaad u mahadsantihin insha Allaah subaxda sabtiga wada sugeynaa
    bahda ku xiran fanproj waxaan ka codsanaa in la ixtiramo maamulka fanproj ee hawsha noo haayo hool adag ayeey noo hayaan in kastoo somali ixtiram laga heleen balse isku daya in aad wax yar oo ixtiram ah muujino.
    Bahda Fanproj adinkane waad sabreysaan ee sabarka sii wada mahadsanidiin….

  11. asc plz fanpoj filim kaan inaa firsado ayan is ku dayaana ii shidmi la yahay xayesin lee arkaa plz ii sharxa mesha aan ka firsan karo plz plz plz

    • Walaal sida aan arakno cinwaankaaga ayaa expire ah ama waqtiga uuka dhamaaday taas ayaa u sabab ah in aad daawan weysay.

  12. Fanproj Ayaan idiinka mahad celinayaa file manta aad free games kaso dhigtay filinkani goormaad lasoo free gareen

LEAVE A REPLY