Dhruva Af Somali – Trailer

    52
    110303
    Not rated yet!

    Dhruva

    Crime, Thriller, Action

    20162 h 45 min
    Overview

    A committed police officer is on a very dangerous mission to destroy the most corrupt person in the country, Siddharth Abhimanyu.

    Metadata
    Runtime 2 h 45 min
    Director Surender Reddy
    Release Date 7 October 2016
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    No images were imported for this movie.
    Poster for the movie "S3"

    Singam 3 Af Somali

    SHARE

    52 COMMENTS

    1. Plz Fanproj Studio waxaan si sharaf leh idin ka codsanaynaa hadaanu nahay dadka ku xidhan fanproj inaad filmkan aad noogu dadaashaan sidii aanu u daawan lahayn ee noo soo geliya……..

      Thank you to Fanproj Studio Muqdisho

      • Filin walbo aan daahino sabab ayuu la daahaa micnaheeda ma aha in la iloobay ama leyska daayay filimada maku xerna kanaa horeeyay iyo kanaa dambeeyay system kale anaga noo gaar ah ayey ku xeran tahay waan soo deyn doonaa xiligiisa.

    2. asxaabta filmkan lama haayo isagoo dhameestiran ee iska dulqaata markii la helo ayaa la soo turjumaa aniga isagoo afkala ah xitaa waa waayay

    3. fanproj aad ayaad u mahadsantihiin waxaa tihiin dad daacad ugu adeego shacbigooda sa id ayaan idin jecelnahaya jira oo jooga dad jiro ayaa tihiina waxaa noo fiicnaan laheyd inaan helo dowlad sidiina camal shacbigeeda u jecel thanks walaalha fanproj

    4. Asc asxabta fanproj marka hore wan idiin salaamay marka xiga talo waxaa jiro filimo badan oo borsa miitadiisa so ban dhigten misena adan dhamestirin waxa nasiib xumo ah idinkow wili ma caamiisha adan u so deenin in meel kale ama chanal kale so deeyo misena sixun u fasira maxa yeelay shaqadiina ayaa ka kawisen chanalada kale ayaa jaanis siisen anagu hatii aanu nahay ma caamiisha waxan idiin dooraney hormuudka chanalada manta jiro waxa idiin ku mahad celinaa sida hufan ama sida wacan aad inoo qancisan waqti kasto iyo sacat walbo midaas ne waad ku mahad san tihiin ok mida kale waxan idiin ka cod saneena hatii anuna nahay ma caamisha shaqo hagar la,an iyo wax qabat la taaban karo iskana ilaaliya kuwa cadow idiinku ah waxbo jaanis hasiinina plase ka feejig naada waxee raban magaciina in ee ku ciyaaran lkn anagu ma ogalan toono hatii anuna nahay ma caamisha fanproj ok waa mahad san tihiin dhaman asxabta fanproj asc

    5. [email protected]

      filimkaan xayiiysiintiisa ayaa la dhacay eefadlan soo dadajiya

    6. waa idin salaamay dhamaan aqyaarta fanproj iyo dadweynaha sharafta mudan waxan rabnaa filmkaan inee noo soo daayaan fanproj waad na mahadsantihiin

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here