Nannaku Prematho Af Somali

53
86620
Not rated yet!

Nannaku Prematho

Romance, Action

20162 h 48 min
Overview

Nannaku Prematho (English: To Dad With Love) is an upcoming Telugu action family drama film written and directed by Sukumar and produced by B. V. S. N. Prasad under his Sri Venkateswara Cine Chitra banner. The film stars N. T. Rama Rao Jr. and Rakul Preet Singh in the lead roles while Jagapati Babu will play the main antagonist and Rajendra Prasad will play other pivotal role. This film marks the 25th film in the career of N. T. Rama Rao Jr. as an actor. The music is being composed by Devi Sri Prasad while the cinematography is being handled by Vijay C Chakravarthy. Editing is done by Navin Nooli. The film is co-produced by Bhogavalli Bapineedu and Reliance Entertainment . The first look poster was unvieled on 17 September 2015 on the eve of Ganesh Chaturthi. The film is slated to release on 8 January 2016.

Metadata
Runtime 2 h 48 min
Director Sukumar
Release Date 13 January 2016
Details
Movie Media
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images

DUBBED BY: FANPROJ

SHARE

53 COMMENTS

  1. Aad baad u mahadsaniid tihiin asxaabta fanproj.com sida wanaagsan ee aad codsiga noo texgaliseen iyo sida qurux da badan ee aad noo raaligalisaan waad ka wadataan

  2. Filmkaan waxbadan ayaan sugeeyne marka hada lacag miyaad kadhigeysaan dadbaa lacag heysan oona katirsan macaamisha fanproj marka maxaa talo ah oo aad u heysaan dadkaas?

  3. i like this movie but i dont have a account for this movie but for rest is the movie fackin cool thnk you for everything fanproj stay be cool
    this message is from jaykee

  4. asc all asxabta waa xilima xiliga aan daawan karo filimka gold movies fadlan waqtiga ama meesha aan kala socon karo isheega

  5. ASC asxabta fan proj waxa wa taa codsi laga yaabe in dad macamiishiina idin la qabaan waxa raba movei of week in laga badalo AXADA LOONA BADALO SABTI ama JIMCO MARKA sAAS ayaa jeclaan, inta fikir kaan ila qabto ha codeeyeen

  6. Asxaapta aad iyo aad ayaad u mahad santihiin lkn codsi ayaan wataa filimka srk ee raam jaane waa la turjumay lkn asxaap fanproj waxaan iniga codsanayaa inaad noosoo daysaan plz plz codsigayga tixgaliya plz waa codsigii ugu horeeyay ee aan ini waydiisto

  7. fanproj hamza filimaantii asbuuca oo lacagta ahaaaa maxaa ku dhaceyna asbuucii dhaweyd iyo asbuucaanba filimaan maadan soo gelin websetka marka filimkiina asxaabey
    mise aniga ayuu ciwaankeyga active ii aheyn

  8. Dadkaan ayaan la yaabay oo maanta dgan soo deey idinku wado War Filimkaan wuu ku Jiraa Hadda anaa daawaday ee dadkiina dhibka ka dhaafa Raga howsha culus idiin Haayo

  9. Waad ku mahadsan tihiin Filimkan waana Filim Jiro
    Walaalaha kale soomalida Filimka wuu ku jiraa maad Daawataan ee Ciyaarta ka daaya Shaleemada Fanproj Log in samaysta maalin walba shuut ma soconayso kkkk

  10. Alla wuu ku jiraa Filimka hayaay soo gala asxaabteyda war meeyey qowdhan huuno soo qabo kuraasta 😁😁😁😁

  11. asc fanproj waxaan leeyahay user name lkn lag kuma jirto waxaan jooga garoowe hadii aad sahal leedihiin iisheega hada baan soodirin waxaana rabaa isla hada active in laiiga dhigo xagee kala xiriiraa mahd sanidin

  12. Asxaabta waad ku mahadsan tihiin codsiga aad noo tixgeliseen lkn Jr.Ntr yackoo lee ha u fasiro fuaad aktarada kale u dhiiba

  13. filimkan intanan dawan ka hor aad ayan u xisaynayey lkn markii aan dawaday waxan iska qomameyey wakhtiga igaga baxay waayo waa bilaa macni
    xitaa shekada filimka iskuma xidhna tusaale ahan odayga la dhacayo qaabki loo dhacay kacay sheken 2 naagtisa sababta uu dabiga dusha uga saray kamay sheekin marka waa wax liita filim maha

LEAVE A REPLY