Panjaa Af Somali

    37
    84311
    Not rated yet!

    Panjaa

    Action, Crime, Foreign

    20112 h 36 min
    Overview

    The story begins in Kolkata and here the mafia don Bhagawan (Jackie shroff) is ruling the roost. He has a loyal aide in the form of Jai who keeps protecting him from many dangers.. Kulakarni (Atul Kulakarni) is the rival of Bhagavan. Jai has a friend named Jahnavi (Anjali Lavania) who is a club dancer. . The story takes a turn with the arrival of Munna (adivi sesh), an arrogant and highly impatient guy who is also the son of Bhagawan.After few incidents munna killed by Jai. After Jai becomes the prime target for Bhagavan. What happens next is to be seen on the screen.

    Metadata
    Runtime 2 h 36 min
    Director Vishnuvardhan
    Release Date 9 December 2011
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    Poster for the movie "Poojai"

    Poojai Af Somali

    Related Actors

    Poster for the movie "Policegiri"

    Shootout At Wadala Afsomali

    Poster for the movie "Policegiri"

    Aurangzeb

    Poster for the movie "Brothers"

    Brothers Af Somali

    Poster for the movie "Devdas"

    Devdas

    Agni Sakshi

    Poster for the movie "Happy New Year"

    Happy New Year Af Somali

    SHARE
    Previous articleMirchi Af Somali
    Next articleAxdi & Amar Waalid 187

    37 COMMENTS

    1. waan xiiseenayaa inaan Daawado Filinkaan , Sawabtoo ah Fanproj wexeey isla heshay Actor-ka iyo Cod Ku Luqeeyaha Daafaha caalamka laga taageero muran la`aan , Nooloow Fuaad m shiiqeey, Heybadu waa codkaaga .. Thanks fanproj atoore 1aad waa fuaad

    2. Taabit

      Fanproj filimki weekly ahaa aawayne khamiis ayaa ka dhignay ayaa dhahden hadana maanta waa Sabti maxaa Dhacayna Hada Inoo Soo Deeyaa walaalayalow

      Mahadsanid Fanproj

    3. Asc bahda Fanproj ramadan mubarak away filmki sabtida ,teeda kale waxan idin ka codsan lahen filmada musalsalka inad no keentay filmada turkida wayo filmo fican bay leeyihin turkidu, hada waxad is ku daba xijisen sadex musalsal hindi ah marka ,waxan idin ka cod sanena inad is ku wadan filimadam hindida iyo ku wa Turkida ba

    4. Tnxs fanproj aadbaan uladhacay turjumida madama aad badasheen ciyaalkii codka qaabka xumaa dabcan filimkan waa khamiis sida aay ilatahy mise?💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    5. fanproj hormarka waan idinku baraney asxaabey fanproj uma maleynayo farsamadaan logadaan cusub in uu sameeyey qof somali ah waayo waa orginal HD logo logadii hore maadaama ey ciyaal idinku maseereyn in la badalo waa qasab logoda filimkaan aad soo saarteyn aad ayaan uga heley wlhi run ahaantii waana hormarka aad gaarteyn ku sii socda thanks for hamza gudoomiyaha fanproj and abbas iyo ceydaruus

    6. FANPROJ waa gurma flmkn wan sugi la ahaye midakali qeybta su. Aal msgka laga so diro jawab ma lahan meya flmka aan ideen so weydiyay jawab ha la iga siiyo kana jawab ha la iga siiyo plz thanks

    7. Walal maxaa nalaso daanwayey films kaa Panjaa fuad aya Qatar ku ah ee faadlan noo taaxgeleeyo fariintina thanks

    8. Waleee Filim iga dheh waxaaba kasii daran Actarkaan iyo Actionka uu kula jilay filimkaan , filimadiisa hore waan daawaday laakin midkaan ayaaba kasii qurux badnaa Waan la dhacay Waad ku mahadsan tihiin Filimada Quruxda badan ee Tollywoodka ah

    9. aad ayaan ugu baah naa xpessfilim.net tasi wa hormar dhanka fanporj ah
      asxaabta waxturjuma dhamaan asc intaa kadib jekay ciraaq lilove salaam kal iyo laaba yacko kudar

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here