Sarrainodu Af Somali Trailer

    43
    35664
    Not rated yet!

    Sarrainodu

    Drama, Action

    20162 h 42 min
    Overview

    Sarrainodu Af Somali Only one man can stop a villain who, backed by his father, brutally murders anyone who gets in the way of his unscrupulous real estate deals.

    Metadata
    Runtime 2 h 42 min
    Director Boyapati Srinu
    Release Date 8 April 2016
    Details
    Movie Media
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    No images were imported for this movie.

    DUBBED BY: FANPROJ

    [ihc-hide-content ihc_mb_type=”show” ihc_mb_who=”all” ihc_mb_template=”1″ ]

     

    [/ihc-hide-content]

    Poster for the movie "Dhoom 3"

    Dhoom 3

    Poster for the movie "Sabse Bada Khiladi"

    Haathkadi Af Somali

    Poster for the movie "Policegiri"

    Aurangzeb

    SHARE

    43 COMMENTS

    1. asxaabeey naga yareeya filimda koonfurta hindia sawabtoo ah maahin kuwa caaliami ah waxaa lagutalagalay gawalkooda xataa hindia oo dhan lagama daawado

    2. Hadaba Sarrainodu waa filimadii lagu yaqaanay koonfur Hindiya madaama uu leeyahay wax walbo oo ku tilmaami karo filimkan (Masala Film). Waayo Sarrainodu wuxuu leeyahay Action cajiib badan, heeso shidan, Alli Arjun oo xarakeeenayo, atoore aan awood ahaan loo dhawaan karin, shactiro cusbadeeda wadato iyo dareen aargudasho oo qiiro badan waana xeerka lagu yaqaan filimka South India sameeyaan.

    3. marka hore halkan waxan kasalaamaya
      shirkada fanproj
      runti waxaaan aad ugu faraxsanahay manta afkeena hooyo aan ku daawanayno
      waxaan ka codsanayna Sarrainodu Af Somali in ay no soo dhamaystiran fadlan
      waad mahadsantihin

    4. Wakhti badan ayaan sugaynaa maxaa dhacay
      youTube ka isagoo full ah ayuu kujiraa lakina
      af somali ma aha plz waan idin bar yay naa
      Noo soo daaya please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here