Theri Af Somali

    54
    102303
    Not rated yet!

    Theri

    Romance, Action

    20162 h 37 min
    Overview

    When an honest cop, Vijay Kumar's family is ruthlessly slaughtered by a politician and his aides, he decides to change his identity and commits his life to bring his daughter up in a serene atmosphere. But some freak events end up compromising his identity and what he does to save his daughter and avenge the death of his family unfurls as Theri.

    Metadata
    Runtime 2 h 37 min
    Director Atlee
    Release Date 14 April 2016
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    Poster for the movie "Akhil: The Power of Jua"

    Nimirndhu Nil Af Somali

    Related Actors

    SHARE

    54 COMMENTS

    1. Mahadsanidiin fanproj film kuwanagsan malinta ciida ayaad nobalamiseen insha allah waxan sugnaaba waa ciida ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’˜๐Ÿ’—๐Ÿ’ž๐Ÿ’๐Ÿ’˜๐Ÿ’—๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿ’“๐Ÿ’œ๐Ÿ’๐Ÿ’˜๐Ÿ’”๐Ÿ’•๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿ’–

    2. waxanba layabanahay filimada malinta sabtiga an sugi jirnay maxa iska badalay fanproj ayamihi hore wixi isbalayo wad so war galin jirteen ma aqan hada culeska mesha u ka yimid fadlan waxan iidinka cadsaneyna in malintiisa hore ee sabtiga ad noogu celisan mahadsanidiin

    3. ASC rer fanproj hobsedkiina waxe dadka ku nacayaan dixgili la aanta waayo aniga lacag ayaa sodirsaday cadeenta sodir ayaa leydhahay waana sodiray jwbna mahaaayo waxana jogaaa dalka Norway

      • Omar yusuf hadii cinwaankaaga aad ku rajistareesay email aan jirin maxaan kuu qaban karnaa emailkii laguu soo diro waa nagu soo laabanaa marka wax cadeyn ah kaama haayno dib usoo dirso cadeyntaada emailkana iska sax waa meeshii jawaabta aadka heli leheyd

    4. asc fanproj aniga lacagta waan dhiibay filimna ma fiirsan karo maxaa iga qaldan wax walba waan sameeya xitaa cadeenta waa idin soo diray

    5. kaalay filinkan haweenka iida hadu kudhaafo marlabaad mala so deynayo miya haweenka iida hurda igu tagtee

    6. Fanproj waa webka somaliyeed ee an u isticmalo sida kuwa calaamke kale sida (facebook) amo (netflix) kan ficaan kun mar Web waxaa jira oo kale oo hindi afsomali iyo wax walbod u bahato sxbyaal anigu hada laba 3 biil ayan lacag so dirsadey isla markan cadeynta so gudbiyey magaca 1-3 sacadood gudahod wa igu fureen. .best Web i feel home sweet home sxbyaal anigu waxan ka codsanaya rer fanproj waligiin furnadaa oo noo furnadaa

    7. Wanku Faana Webkan Lacagtiinu Waa Xalaal wale sidaan ugu so birey webka ee an biiloyin ka gatey wax dacwo eh ma qabo mana rajeynayi hhhh

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here