Veera Af Somali

    63
    119706
    Not rated yet!

    Veera

    Action, Comedy, Drama

    20112 h 25 min
    Overview

    Veera Venkata Satyanarayana aka Veera (Ravi Teja) is the son of a landlord (Nazar). But his step mother (Roja) and step sister (Sridevi) stay in city away from them. Meanwhile, his father gets killed from a goon and Veera too murders him. However, a big industrialist (Subbaraju) plans for a power project in their village and wants to vacate the entire village and takes the help of a local don Rayudu (Pradeep Rawat). But Veera halts their efforts. At this juncture, Veera marries Kabaddi Chitti (Kajal) and his brother marries the daughter of commissioner of police.....

    Metadata
    Runtime 2 h 25 min
    Director Ramesh Varma
    Release Date 20 May 2011
    Details
    Movie Status
    Movie Rating Not rated
    Images
    Poster for the movie "Akhil: The Power of Jua"

    Mirzya Af Somali

    Related Actors

    SHARE

    63 COMMENTS

    1. Runtii hada aya qosol ka dhargi doontan ninkan waa ravi teja ninkas caadi ma ahan yackoo na taageyra ayan uahay waa shactiro badan yahay. Ravi teha filimantisa noo soo badiya rer fanproj

    2. farda fuulka filimka haduu badan yahay ii soo sheega sanbooraa qabaahe . boor ka farduhu kiciyaan uma adkeysan karo waa i dhibaa .

    3. teeda kale fanproj atoorahan yar ee filikiisii ugu horeeyay aan aragnay uu ahaa rebel filimaan fiican oo aan fasirayn ayuu leeeyahay maad noo soo fasirtaan waxaan kale waaba marax atoorayaalba uma eka wax qaab daran ayaad soo fasiraysaan fadlan filimaanta atorayaasha yaryar ay wadaan soo fasira

      MAHADSANIDIIN

    4. fan proj wana salamy salaan ka so goday kasha iyo labta
      fadlan flimkan ma hele kara af somali ahan please (Krrish 4 ) ila socso ado raali ah shukran

    5. filimada konfur india wn ku cajisnay sharbo cadiirada naga daaya fadlan kuwa boolywood no soo daaya jimco kasta sharba cadirada uun bd noo daysaan

    6. Fanpro saan macamisha uma roona… ee walba dadka wax ogeysiya hadii aadnan waqtigii filimanta la,idinkaga bartey aad nan soo dhigeyn .

      • Isku day walaal in aad webka fahanto, ogeysiin intaan kadib sidee qofka loo ogeysiin karaa, kaartada filmka NEXT FRIDAY aaku qoran, tariikh ayaa sidoo kale ku qoran 01-01-2016
        Qaab ka kaloo wax aan kuu fahansiin karno sidey noqon kartaa nasoo war geli hadii ay macquul tahay aan kuu sameynee si aad hadda kadib aad u fahanto.

    7. Fanproj dad aan trailer aqoon iyo Movie of the week baad schedule u sameyseen idinka ku wareeri doono hadii kale waxan idinkula talinaya maalinta jimcah oo aad filimka cusub ugu talagasheen maalintaas soo galiya macnaha kahor yaan leysku soo sheegin cml hadaad soo sheegtaan ama trailer(boorsamiindo) kasoo bandhigtaan waxa badaneyso noo soo daaya iyo eedeyn meel loo raaco laheyn.

      • Silva4u1 hadalkaaga waa run waxaa fiican filimka maalintii loogu tala galay in la soo daayo, lkn mid hadii sidaas la sameeyo hadana waxaa badanaysa dadka dhahaayo filimka jimcaha maxaa waaye aaway kaartadiisa ma u jeedneeee, waa dad wax aqris kasaayo lkn aan kaseenin micnahiisa , movie of the week ayaa ku qorann waxaa kaloo ku qoran taariikhda 01/01/2016 , aqrista way wada kasayaan lkn micnahiisa ayaa ka maqan . waa loo sabraaaaa, kii fahmay waaba fahmay kaan fahmin ha iska soo qor qoro comments ilaaa laga gaaraayo waqtiga logu tala galay filimka . thnks

        • asxabta idinka dad wax garad ah baad tihiin lkn asxabteenna kale oo webka wareerinaya aan isaga dul qaadanno wllayal magarteen ,,thanks fahankiina wacan asxabta

    8. Asc masuliyinta fanproj waan idin slmy waxan ku nolahay dalka switzerkand sxb webka fanproj inan kuso biro ayaan raba qabka lacagta lobixinayo waan fahmay acount aya lagu shubayaa lakin waxa mesha ku qoran marka aad lacagta so direyso ciwanka kuso qor marka acount ayan lacagta kuso shubaaa sideen ciwanka ugu so qoraa acount ciwan laguma qoro by katiitow madiino this my ciwan

      • Qeybta faahfaahinta ama sababta aad lacagta u direyso lagu qoro ayaad kusoo qoreysaa cinwaankaaga ama username kaaga. Hadii uu kuu suuragali wayo dhib malahan marki aad soo dirto kadib sawir kasoo qaad bangiga kadibna noogu soo dir webka qeytiisa caddeynta fanproj.com/caddeyn

    9. Asc dhaman asxabta fanprj aniga far aya I tagan tas oo ah filman tan ad malmahn so gilisen Mar hore ayanba dawaney whats going on guys

      • Filimada hore u daawateen dib maloosoo galinin macaamiil oo codsadeen oo waaysanaa meesha uu ku jiro ayagaa dartooda ayaa afka hore loosoo saaray iney arkaan

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here