codsigaas iiga soo jawaaba

Su’aalaha & JawaabahaCategory: Caawinaadcodsigaas iiga soo jawaaba
Raabi Kaahin Ina Uurdoox asked 5 months ago

waxan doonaya in la iga caaawiyo sidee kudaawadaa flims ka Fanproj productions studio  waagii hore waan daawan jiray waliba intaan flim ka click siiyo hada lkn meesha waxa kuqoran  play Trailer iyo Favorite 0 xagee ka galaa oon ka daawan karaana Plz iisheega

1 Answers
Fanproj Staff answered 5 months ago

Sidii Horay u daawan jirtay ayaad u daawan doontaa Barnaamij Cusub Baa Lagu soo Kordhiyay wuxuuna bilaaban doonaa Maalinta Ciida Dhamaan Aflaamta ku jirana Maalintas ayaa Dib loo Wada Fasaxi Doonaa waana Wada FREE filimada