rashka

abdirashid asked 1 month ago

sxbayaal waan daawan la.ahan sidee udaawadaa filmada  

1 Answers
Fanproj Staff answered 4 weeks ago

Sidii Horay u daawan jirtay ayaad u daawan doontaa Barnaamij Cusub Baa Lagu soo Kordhiyay wuxuuna bilaaban doonaa Maalinta Ciida  Dhamaan Aflaamta ku jirana Maalintas ayaa Dib loo Wada Fasaxi Doonaa waana Wada FREE  filimada