sidee webkam aflaamta loogala degaa

Su’aalaha & JawaabahaCategory: Su'aalosidee webkam aflaamta loogala degaa
mohapresent1 asked 3 months ago

asalaamu calykum  sxpyaal wxaan rabaa inaan film la dego mrka see ugala degi karaa webkiina???

1 Answers
Fanproj Staff answered 3 months ago

Aflaamta waxaad kala soo degi kartaa FanprojPlay App hadaad isticmaasho Mobile android ah halkaas ayaad si dhib yar ugu soo degsan kartaa