Wareysi laga qaaday majaajiliiste Cali Jeylani JEEKEY
Hadaba muxuu yahay wareysigan ?
Daawasho wacan

SHARE

15 COMMENTS

  1. CALI JEYLANI MAYIKE ( JEEKEY )
    WAAD KA BAXSATAY MADALAADA HEESTA IYO SIDA QURXOON AAD U JISHAY
    WAXAANA KAAGA MAHADCELINAYAA SIDA AAD EREYADA U TURJUMTAY HADANA AAD U BADASHAY TIX AHAAN ALLAHA KU DHOWRO CADOWGAAGA U NOOLOOW CAGTAADA HOOSE SHARTOODANA ALLAHA KAA KORIYO

    WARAADI MKULA .

  2. asc fanproj email ma heesto passwordkana ima shaqeeynaayo fadlan si an ku heli karo ii soo sheega videoga waan daawaday balsa waa in aad marka hore leedahay email aad ku dirsato plzz hal isbuuc waxba ma dawan isoo jawaaba plzz and plzzzzzzzzzzzz

  3. waad salaamantihiin Asxaabta Fanproj waxaan joogaa Puntland waxaan rabaa in aan User furto fadlan halkan iisoo dhiga ama emailka dib iigu soo dira Numberka Muqdisho si aan lacagta ugu diro. ama isii link icaawinaya

  4. Waaaaw axsan fanaan kun jilaa ayow isku qaatay mr jeekeey aad iyo aad aya umahadsan tahay bro ale haku xifdiyo ibashaal jeekeey

  5. Wwwww aaaad iyo aaaad ayan uguhely hesta mujaajilista jiro baatahy plse asigo dhamaystiran oo live adigo uqadeysid noosodhig websideka Waane kusalama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here