Wareysi laga qaaday majaajiliiste Cali Jeylani JEEKEY
Hadaba muxuu yahay wareysigan ?
Daawasho wacan

 

Loading...
SHARE

8 COMMENTS

  1. Ask fanproj waxen idin leeyahay meesha ad ka waad dhigteen ka dada dhiga laag anima ma rag film ka nadiifsan fanproj xaqiiqatan best waaien marka waxba ha u bixina tugada idin dhaceyso waxan kalo idin ka codsanena in aad isbuci laba flim noogu dhigtaan mesha hal film ka yahay

  2. wlhi hadaan qiraa film hadaan ku arko websed kale oo an is dhihi karo kan waa mid qatarsan webka caalamiga ee Fanproj ayaan ka fiiriya Guul fanproj Somalia nabad allaha inooga dhigo

  3. walhy marna waan qoslay oo waxaan ku qoslay bangiyada dhaca marna waan yaaboo dadka falalka aanay dheef ka helaynin samaynayaan layaabay lkn fikirkayga waxaan dhihi wax dhaama lakaalaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here