Xal Maan u Waayay? Trailer

22
30387

“XAL MAAN U WAAYAY” Waa Musalsal cusub oo xambaarsan sheeko Jaceyl, Murugo & Faqiirtinimo kuwaasoo dhex mari doono Ram Ahuja & Annu Kapoor
Waa film aad daawashadiisa marnaba ka daalin wuxuuna ka kooban yahay 108 Qeybood.
Waxaadna daawan doontaan maalmaha kala ah Isniin, Talaado, Arboco, Khamiis  & Jumco.

Musalsalkan sheekadiis ayaa waxaa qoray qof bollywood ka caan ku ah filimo badana uu hage ama qoraa ka ahaa waa Mahesh Batt, waxaana jilaayo:

Ram Kapoor… Ram Ahuja
Gurdeep Kohli… Anandita Ram Ahuja / Anu
Mahima Makwana… Disha Ram Ahuja
Pankaj Dheer… Anandita’s Father/Anand Kapoor/Mr. Kapoor
Ratna Shinde… Aarav Ram Ahuja/ Aru
Aashish Kaul… Sooraj/Ayan’s Father
Kiran Janjani… Ram’s Friend
Shailesh Gulabani… Manav
Himanshi Chaudhary… Manika/Manav’s Wife
Roma Bali
Shrey Pareek… Ayan Sooraj Mehra
Vishal Nayak
Meghan Jhadhav
Sai Deodhar… Barkha

Waxaa idin tarjumay ama Afsomali idinkaga dhigay Fanproj Productions & Entertainment

Loading...
SHARE

22 COMMENTS

  1. asc dhamana asxaabta fanproj film l ayiraadho xalmana u wayay ma qeebtaan ayoo ku eg yahya mase waa sii socon doonaa bal noo sheega

  2. musalsalkan nuxur ma lahan dhamaadkiina laakiinse mid kii hore ayaa ka wanaagsanaa ee Ma Hilmaami Doono

Comments are closed.