Adanga Maru Af Somali

41
136226
Poster for the movie

Adanga Maru

Romance, Action, Thriller

20182 h 26 min
Overview

Adanga Maru Af Somali , A sincere cop, who's suspended from the department for locking horns with a few influential people in the society, starts taking revenge against those who finished off his dear ones.

Metadata
Runtime 2 h 26 min
Release Date 21 December 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Hawaa”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]
Batti-Gul-Meter-Chalu-1
Poster for the movie “Kesari”

TOP 5

RELATED ACTORS

Main-Tera-Hero-Movie-Poster-1
205.506
Poster for the movie “Policegiri”
93.801

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

41 COMMENTS

  1. Waxaan idinka codsaneynaa Walaalaha fanproj in aad soo raacisaan filmka waqtiga aad soo deyneysan anga wan sugi la nahaye MAHADSANIDIIN
    FANPROJ MINAADAN FIIRSAHEYN FILMKAAGU WAA FALOOB

  2. Fanproj waad mahadsantihiin waxaan rabay inaad noosoodeysaan filmka ram charan magacisuna that vinaay vidheya rama noosoo.boobsiiya

  3. Azxbta fanproj waa gorma filinka laga yaaban yahay ee 3 Actor Ee caanka aha ee Chiranjevi Allu arjun iyo Amitha bachan
    Ee La yidhahdo SYe Raa Narasimha reddy
    2019 plz noo zoo dhiga 6

  4. Aad bad ugu mahadsantihiin shaqada aad no haysaan bahda fanproj
    Waxaan idinka codsanlahaa inaad filimaantu say ukala sheeko fiican yihiin noogu soo daysaan
    Filimaanta caalmka ugu horeeya waad lasoo daahdaan sida deadpool 2 avengers infinity war AMA zero iyo kuwo kale oo badan
    Waxaad badanaa nosoo daysaan filimaan aan wax xiiso gaar ah lahayn sida namaste england
    Fadlan ciladan xaliya
    Aad baad umahadsantihiin

  5. Codsi ku socda bahda fanproj.com waxaan ahay daawade ku xeran website kiina muddo seddex maalmood waan ka daawan la.ahay website ka aflaanta hindiga flimada har ayaa hor taagan mobile ka laguma dajin karo fadlan hadii aad wax ka ogtihiin ama is badal aadku samey seen fadlan noosoo sheega

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here