All Is Well Afsomali

57
95367
Poster for the movie
© 2015 T-Series − All right reserved.

All Is Well

Romance, Comedy, Drama

20152 h 06 min
Overview

A road trip, undertaken by Rishi Kapoor and Abhishek Bachchan, is later joined by their mother.

Metadata
Runtime 2 h 06 min
Director Umesh Shukla
Release Date 21 August 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Blank”
Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]
Poster for the movie “Bharat”
Poster for the movie “NGK”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Masti”
43.630
71r-vcRs-SL._SL1445_
25.296

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

57 COMMENTS

  1. waaaaw fanparoj filmkan wax badan ayan sugenay thanks hadad noso xushen actorda layaqano noso xula oo nagadaya actorda garabeshinka ku yimi thanks

  2. fanbroj sabdigan wadka baxsateen lakin waxan idinka codsanaa isbuuca dambe inaad noso deysaan filimkan nannaku prematho ama filimkan kaanche labadan filim mid kamida ah isbuuca dambe noso deeya wayo bruce lee waxa dhahdeen wali nama sogaaren wn iska sugeynaa

  3. Asc Fanproj fadlan maalmo ka hor waxa idin so diray lacagti isticmalka userkayga ad igu furi lahaydeen ilaa hadan userkayga active ma ahan
    telkiina la igama qabanayo in muda ah fadlan mxa qaldan

    • Cilada waa xagaaga filmka sida aad arakto Sabti ayaan deynay, hadii aad Gold member eheyn taas ayaa sababeysa in aad daawan karin.

  4. Asxaaapta movie the weekga indinka codsanayaa ROCK HANDSOME inaydaan soo galin please soo gasha actarada cusub please waa cidsi asxaapta fanproj xumaan ah urkina

  5. asc asxaabey qofka idiin qabilsan swedan telka ma qabanay anigana waxaan raba in aan lacagta ku shubo kontada jawaab
    mahad saniiin

    • Wcs walaal waad diri kartaa marki aad dirto kadib caddeynta noo soo gudbi walaguu fasaxaa, wakiilka Sweden safar ayuu ku maqan yahay taas ayaa sababeyso inuu telka qaban karin kana raali noqda. balse waad diri kartaa lacagta marki aad soo dirto caddeynta kusoo gudbi halkan fanproj.com/caddeyn
      hadii aad suaal dheeraad ah qabto nagala soo xiriir fanproj.com/contact
      Mahadsanid

  6. asc waan gartay lacagta qiimaha uu manta yahay miyaan udiraaa mise qiimaha aad kusoo qoraten Ayaan udira mahada sanid

  7. Waan salaamayaa dhamaan shaqaalaha Fanproj meel kasta eey dunida ka joogaan After salaan waxaan idin weeydiin lahaa oo aan wax badan raadiyey Filimkii ahaa (Krish3) aAf Somali ah hadii fanproj eey heeyso isagoo la turjumay ama eey hada ku guda jirto turjumaadiisa inaad ii xaqiijisaan waxaan aad ugu baahnaa filimkaas asxaabeey ee iga qanciya idinkoo mahadsan?

    Mahadsanidin

    Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here