Baazaar Af Somali

20
114883
Poster for the movie

Baazaar

Crime, Drama, Thriller

20182 h 20 min
Overview

Baazaar Af Somali, After moving to Mumbai, an ambitious young man becomes the stock trader for a notorious businessman.

Metadata
Runtime 2 h 20 min
Release Date 26 October 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Kadaram Kondan”
Poster for the movie “Bharat”
Poster for the movie “India’s Most Wanted”
Poster for the movie “Blank”
Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]

TOP 5

RELATED ACTORS

Gunday-starring-Ranveer-Arjun–Priyanka-281213120508262_480x600
56.456
Poster for the movie “Chalte Chalte”
44.265

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

20 COMMENTS

  1. Fanproj wxn idinka cod saneynaa inaad Noo soo Fasirtaan filmada cusub iyo ku boolywood ka filman tiina nan wd soo daahiney saan pls pls am pls Naga Daaya Wn ogahay inaad Arki doontaan Commenti ga
    Balse waad Naqiimeyneysiin Taasi Shaki ku ma jiro

  2. Fanproj filmada Stodio Yaasha lee siisa Ee maal mahaan WeY iloowde Shacab ka Ku Taxan Webka Ku wa Mugadiso Joogo lee Raaxees tey Ku wa kale Yaa U maqan GUUL Bahda Fanproj

    • Runte pro waa xaqiiq reer mugdisho raaxayste pahda fanproj waxaan ka codsanena dadka aan jogin somalia isku daya iney noqdaan garaba wada siman waana ku mahadsantihiin hoosha sida wayn aad u haysan wana niga mahadcelinya hore u socda waaana nila soconaa hor mar wacan fanproj

  3. Wan idinsalmy bahda fanproj anigu gran maayo waxa aad damacsnthn ayamahan filimanta waad so dhigaysan mudo waa trailer marka bil laga soo waregana midkale ayad so dhigaysan kaasna mudo ayuu qafanaya inta lasoo dhigayo fanproj filimada nisoodaya adinkoo natix galinaya wana idin salaamay

  4. Bahda fanproj wd salaaman tihiin waxaan idinka codsanaa filimada cusub dhaqsi noogu soo daaya fadlan aad ayaan idin jeclahay

  5. Bahd fanproj waxaan ka codsanaya in filimaanta actariinta waa weyn aynoo soo daayso codsi weeye actriinta bollywoodka iyo teluguga ugu waaweyn filimadooda ayaa xiisaynaya plz noosoo daaya

  6. Asc asxabta fanproj waan idin salaamay salaan kadib walaal waxaan rabaa inaad nasoo galisaan filimka akshay kumar and katrina SINGH IS KING iyo BOL BACHAN waana kawaayey labadaan filim waan idin baryaa si dhaqsi leh usoo galiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here