Chandra Mukhi Af Somali

18
18885
Poster for the movie

Chandra Mukhi

19932 h 43 min
Overview

Chandra Mukhi Af Somali, Chandra Mukhi is an angel who lands on earth in search of her magic wand. She must get it before a devil named Dhola lays his hands on it.

Metadata
Runtime 2 h 43 min
Director Debaloy Dey
Release Date 22 October 1993

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Commando 3”
Satellite Shankar 2019 Hindi Dubbed 720p HDTV 900Mb x264
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

 

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Race 2”
79.285
Poster for the movie “Sabse Bada Khiladi”
36.269

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

18 COMMENTS

  1. Babda fanproj waa adinka gadaal inoo celiyaye flimada cusub maad noo soo tarjuntaan away xuquuqdeeni K.G.F chapter 2 Iyo Filimadaad la raagteeen soo daaya wayadan maxaa is badalay fir fircoonidii laidinku yiqiinay laidin kama hayo wabsiteka kaliyaa Ee aan Afkeena sida wacan uga dawano ayaa tihiin meshaad horey socod mujin laheedeen dibaad noo celineysaan ……? Naga garbaxa oo Tarjumada nagu qanciya Ama na dhaha flimantaas sidooda ku dawada

    Caqabadaha jira waan dreemi karnaa lkin dadaal noo mujiya ileyn waxaynu nahay dadka marwaliba idinku xirane

    • Nio K.G.F 2 wali lama duuwin xitaa maxa ku helay bro kuwii hore waa loo baahan yahay bro gadaaan u noqod maaha mar mar kuwii hore inaa ku soo tuuraan waa rabnaa bro KGF 2 Hda lee bilaaa wanoosa duuwitaanka Filimka

  2. Waxa raba musalsada ina firsado mana firsan Kari maxa qaldan ma lay saxaye karaa neh sida ku firsado ii sheeka fanproj

  3. Filmaantta noocan soo badiya. Filimka one ka 2 ee shaahruukhan iyo juwi chalwa matalayaan filimkaas aayaan idinka codsanayaa

  4. hore plse +++++++++AFLAANTA++++++++++++ AAN RABNAAAAAAA
    hore plse +++++++++AFLAANTA++++++++++++ AAN RABNAAAAAAA
    hore plse +++++++++AFLAANTA++++++++++++ AAN RABNAAAAAAA

  5. Waxan intad so galineysen waxa dhaamay inad so gelisan Original-kisi (Jagadeka Veerudu Atiloka Sundari), wayo kani waa copy, boxoffice kana burbur ayu ka noqday laakiin qaybtan Originalka waxay ahayd Telugu waxana hogamiye ka ahaa Sridevi iyo Chiranjeevi, sido kale boxoffice ka taariikh ayu ka sameyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here