Commando 3 Af Somali

114
160412

Commando 3

Action, Thriller

20192 h 13 min
Overview

A mysterious man is on an impending mission to attack the country from his base in London. Karan Singh Dogra sets out to hunt down the antagonist aided by the British Intelligence.

Metadata
Runtime 2 h 13 min
Director Aditya Datt
Release Date 28 November 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Pattas”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Thambi”
Poster for the movie “Baaghi 3”
84169353_160563818602495_3769735964415492096_n

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Black Panther 2”
116.069
Poster for the movie “Sabse Bada Khiladi”
40.819

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

114 COMMENTS

  1. Baraabo hadda waxaan sugnaaba Waa good newwz iyo tanhaji unsung warrior. idinkana commentiga ka buuxiya good newwz haddii kale neefsada nafaad leedihiine jao ka baxay hawsha ka baxay

    • Tanhaji waa been abuur muslimiinta lagu bahdilaayo, boqortooyo gaalo ah ayaa muslimiin kusoo duulayso, kadibna qabsaneeso. Yaan lasoo galin fadlan.

      • WA RUN YAN LA SO DAYN BECOUSE RUGCADAGI FTANCESS KA AHA LAGUNA NANEYSI JIRAY MUSLIMINTA DABAR GOYE WIILKISA AYA KHARAS GREYNAYA FILM KAN TINHAJ HALKA DARECTAR FILMKASNA U U BADALAY QISADI XAQIIQADA AHAYD TASO AHAYD MUSLIMINTI QUWADA WEYNEYD E MENSA AYNA KU SO DULEN GALADA LKIN WAXA GULEYSTEY MENSI LKIN WA LA BADALAY MXA YELAY DARECTER FAKE AYUU KA DHIGAY QISADII SI UU U FAIDO WXA UNA KA DHIGAY MUSLIMINTA IN LAGU BA BI IYO FADLAN HA SO DAYNIN NIN KAS DARECTOR WA HINDI FAQIIRNIMO KU SO KORAY DAMAC AYA QADAY LKIN ADINKNA LCAG HA KA DORANIN LACAG DIINTINA WA CODSI MIDASI KHASAB MA AHA ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

        • WLhi wx an ku dhaho ma aqaan kaLiya wxn ku leyhy farxaD ku nolw noLazhaDa ma ihi rntii Qof ku yaQaana Lkn wxn aaD uLa dhacay sida asd DiuntaaDs u zharfeyso ุขู„ู„ู‡ ูŠุญูุทูƒ ุฅุฎุชูŠ

  2. FANPROJ .COM WAAD SALAMAN TIHIIN DHAMAAN DADKA REER MAXAMED OO DHAN HADABA FILMKA

    COMMANDO AF HINDIGISA AYAAN DAAWADAY

    PLEASE SIDA UGU DHAQSAHA BADAN INOO SOO GALIYA

  3. Fanproojey fadlan waxaad ku xigsii saan filimka cusub ee militariga ah ee mahesh babu eee ladhaho SARILERU NEEKEVVARU

  4. Run ahaanti aad baad ugu mahadsantihiin maadaama aad codsi geena aqbasheen asaxaabta fanproj thanks fadlan noo Soo daaya filimka panipat waa codsi

  5. Fanproj soo daaya maanta commando3 waa codsi kusoo dhaqsada filmkaa Bollywood ka ah baanxiisaynYnaa fadlan dadwaynaha codsigooda tixgaliya filmada n aad hada soogalinaysaan umada way ku caajiseen commando3 baa caajiska ka baa bi inayo kusoo dhaqsada bahda fanproj please

  6. Azxaabta fadlan fanproj haa dhibina filimadaa sheegaysaan wali masoo bixin sida baaghi3 wuxuu soo baxayaa 6 marso 2020 waa wali iyo allu arjun iyo mahesh babu filimka uu ciidanka yahay oo ladhaho salileru neekevvaru waa wali hindiya kama dagin filimkaa

  7. Commando 3 noo sooo daaaya
    AMA noo sheega xiliga aad so galinaysiin
    Aaaan sugneee waan daalneeee
    Please please please please please

  8. Bahda fanbroj waxan kacodsanena inad noso daysan filimka allu Arjun ee blockbuster weyn noqday konfurta hindiya wan idin mahad celinaya shaqada adag ee aad haysan hore usocda mashallah

  9. fanproj wxa ku idhi filmka haysanayseen kadayaa ee so dayaa filmka odeya iyo command 3 iyo dabbangg 3 waa codsi caawa mid naso dayaa ama film khatar ah so dayaa wa codsi

  10. Fanproj waaidin ku daalay saan idiin soo booqanaayay filimo cusub wey ku jiraa web site kiina lkn commin soon baad nagu waa sheen see wax uwadaan maad soo daysaan filimada cusub

    • Filimada Dhamaan Way ku wada Jiraan isticmaaal Userkan iyo paswordkan waa muhiim hadii kale filimada Coming soon iyo Trailer kaliya ayaad daawanayaasaa
      Userka waa. fanproj.com
      paswordkan waa. galdaaawo
      dhamaan qoraalka waa wada far yar

  11. maxa dhacay filmada loma so dankara miya toronto canada
    wili muba naso gari xamarna wax badan ayu yalan soo daya filmda
    anaga sa usugeynay wan dal nay sa uso gale nay naga so daya please please and please
    intan kabacdi halis ku ciyaro waye

  12. Filimkan waalayaabanahay maxaadacay sidaas ayaa macaamiisha utixgalisaan noo soodaaya filimka mahaysa isogoo hidi ah ah ayaan daawa naynaa

  13. Asc aqyrta waa salaaman tihin intaa ka dib
    Maxaa idinku dhacey commando 3 ,dabangg3,good newz filimo bdn oo soo bxy ayaa jiro ilaa iyo hada waa idin sugeynaa haddi wax kale jiro waa idin la wasabi karaa pls

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here