Dabangg 3 Af Somali

52
147912

Dabangg 3

Action

Overview

Dabbang 3 Af Somali, Third installment of the Dabanng film series.

Metadata
Runtime
Director Prabhu Deva
Release Date 20 December 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Hacked”
Poster for the movie “Malang”
Poster for the movie “Baaghi 3”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Student of the Year”
115.027
Screenshot 2018-03-26 21.10.21
85.580

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

52 COMMENTS

  1. Fanproj wlhi rag aan aaminsanahay
    Malayalam ka ayaa imika uhaysatee Bollywood waalagabaxaye ( *MALAYAM IYO TAMIL *) filmadooda soo daaya

    • asc sxbta reer fanproj hadaaba su aal ayaan qabaa filmkdina mala iibsan karaa oo cusub sida kan oo kle dabagg 3 hadiib jiro si aan u daawada ila soo socodsiya ply iyo xaxii maquul ah

  2. DABANGG 3 TRAILERkiisa waa xaa sogalisen November 24, 2019 ila hadana somaturjumin maidinkaxaldan fanproj malmahan waxbakaxaldan

  3. Meelkastoo aragtid calaacal Fanproj plz soodaaya ayay kaso leeyiin πŸ€”πŸ˜‚πŸ˜‚
    Haday turjumadii dhameyeen marhore soo galin lahaayeen ee wali waa lawadaa Cml 🀣🀣🀣🀣

    Wax lasoo daynayaa majirtee seexda adeeer

  4. Fanparoj waaam idin zalamay zalan ka dib ceeb idin ma ahoo idin koo ah shirkada ugu fcn ee aflamTa turjunTa hadana aad qancin kari waydaaaan tagerayashiNa ama zhucuubtina film kan iyo walipa qaar kaloo badanba mudaad hayzaTane noo zoo Daya πŸ€”πŸ™„

  5. Asxaabta fanproj filinkan kuwii kadanbeyay ayaa sodaysen Kan maxaa ku dhacay idinko naqadarinaya ilahay kabaqa Hana gumaysanina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here