Dowladdii Cusmaaniyiinta ( Season 5) Af Somali

45
67579

Diriliş: Ertuğrul

Overview

Ertuğrul Bey and the Knights Templar in the 13th century Alba and step and step with the struggle against brutal Mongols depicts the process of establishing the Ottoman principality.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime
Director
Release Date 12 November 2014

COMING SOON
Poster for the movie “War”
the-tashkent-files-indian-movie-poster (1)
Poster for the movie “Mr. Bond”

TOP 5


RELATED ACTORS

5308b5a0c93eb2e96de7d684218fc25a
73.733
Poster for the movie “”
57.321

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

45 COMMENTS

  1. Asc Ramadaan Kariim anuu waxaan talo ahaan u soo jeedinayaa shirkada inay u turjumaan sida ay shirkada film ka ama qisada soo saartay u wado macnaha 2:23 daqiiqo ayay soconaysaa xalqadii idin kuna waxaad kasoo dhigteen 00:23 daqiiqo

    Tusaale Ahaan
    1. Isku dhac shil 6da xalqadood ee u horeeya waa sax laga bilaabo ta 7 baad ayuu khal khalku ku bilaabmayaa
    2. Dawladii Cusmaaniyada siday u dhan tahay waa 00:23 daqiiqo xalqadiiba

    Codsi
    Fadlan sida originalka ah ku turjuma anagu waan iska sugi karaynaa lkn sidan waa hunguri gaagax

  2. Asc fanproj waxan ubaahanyahay meesha e ku dhamaato in laga bilaawo qeebta kale hadda qeebta 26 bilaawgeeda wax ayaa kamaqan magaalada zokud marki laqabdanaayo ma arkin maxe ku dhaqday iyadow laqabsaday ayaa kabilaawdeen sidaas maku ogtihiin mise

  3. Qeybta 28 mar hore soo galiseen qalad yar dhacay waan fiirsanay fanproj Waad mahadsantihiin jumcaha masugi karno qeybta 29 noo soo daya plz Waa meysha ugu fiicneed ayuu maraya

  4. Fanproj waxan idinka codsanaynaa isbuicii labo ama 3 qeeb noo soo daayay jimca kajimco we naga dheertahy nahne malahaanaayo waan la hilmaama marka waxan rajeynaa inaa codsigayna no tixgalin doontaa insha allaah mahadsanidiin fanproj

  5. Fanprog isbuuci laba mar nooga dhiga waa naga codsi hbn jimco iyo hbn isnin oo talaado so galayso waa naga codsi ee no tixgaliya aniga qof kuxiran ayan ahy dowladi cusmaniyinta no tixgaliya codsigeena fanproj

  6. Fanproj waxn ubaahanahy dowladi cusmaniyinta in isbuuci laba jeer ad no so daysaan waanaga codsi malinta isninta habeenka talaado so galeeyso nooga dhiga

  7. Fanproj codsigeena no texgaliya isbuuci laba jeer ilaa 3jeer nooso daaya waa naga codsi waayo waa mid cajiib ah wax yaabo badan laga faaiidaayo runtiii

  8. Fanproj urtugle noso bilaaway asiga dhan waa 150 qeeb adiga 122 aya nooga bilaawdeen marka waxan rabnaa in bilaawga laga so bilaawo haddane inta dhiman no dhameestira

  9. Aar niyow qaybtii 37aad was soo dhigteen hadana Lamar download karate maxa ku dhacday after bahalku meal macan ay anoo marayaaye soo days Dee zxpyaal

  10. asc akhyarta fanproj maxaay ku dhacday in la dawado qaybta 38 ee filinki cusmaaniyiinta misana aysan ku jirin pagekina macnahayga wanka lahay meeshi aad horay nogu soo dhigaysen
    sabaabtas ayaan raba inaad ii shegtan
    iyo mesha kale ee laga dawaan karo

  11. FANPROJ.COM WAXAD TIHIIN DAD SHARAF LEH OO BULSHADA HAWL U HAYA CARUR WAYEL DHALYARO .DAWLADA CUSMANIYIINTU WAXAY LEEDAHAY SIX SEASONS KII 6 WALI MUU IMAAN LKN 4 HORE WAAD IZKA DEYZAN WLLO QEYBAHAA AYAAA KAZII MACAN MARKAA MARKU SEASON DHAMAADO MID NOSOO TARJUUMA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here