Enai Noki Paayum Thota Af Somali

26
54133

Enai Noki Paayum Thota

Action, Drama, Romance

20192 h 32 min
Overview

Enai Noki Paayum Thota Af Somali, Raghu, a normal college guy gets dragged into trouble when he falls in love with Lekha and their whirlwind romance changes the course of his life.

Metadata
Runtime 2 h 32 min
Release Date 29 November 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Commando 3”
Satellite Shankar 2019 Hindi Dubbed 720p HDTV 900Mb x264
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

 

RELATED ACTORS

7irumbukuthirai00_450
87.206
Poster for the movie “Policegiri”
104.677

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

26 COMMENTS

  1. Akhyaarta iyo bahda fanproj waxaan idinka codsanynaa filimka actionka ah we commando 3.filimka commando 3 iyo marjaavaan island mar ayay soo wada baxeen ee plz filimka soo Siil daaya.plz qofkasta oo commentigayga akhrinaya waxaan ka codsanayaa inaad commentiga kusoo qortiiin commando 3 jao.

  2. fanproj hadii aynu nahay asxaapta ku xiran fanproj waxaan idika codsaneynaa aflanta aad ina tusteen inaad inoo soo turjuntaan hadii ay jirto wax cilad farsamona waad inoo sheegi kartaan waayo waxeynu nahygarabkiina asc wxb

  3. Bahda Fanproj waxaan idinka codsanynaa inaad films yaala Bil iyo dheeraad aad soo dhigtaan kadib aad qarrkale soo dhigtaan

    Kuwii hore uyaalay ayaan wali la idinka hayn Sida Marjavaan & dabng3 iyo kuwa kale markaas ayaa qaarkale nosoo xayaysiinaysaan maxaytahay markaa?????

  4. Fanproj hada sidii hore matihdin ee maxaa is badalay awal filimanta dhakhso ayaad u soo turjumi jirteen Idoonkoo mar walba mahadsan shaqada aad taageerayashiina u haysaan hadana noo dadaala …thanks alot again..

  5. Waan idin salaamay bahda fanproj wax siding codsanayaa inaad soo deeysaan john wick Hannah dilaayga qeeybtiisa Lamaad iyo sedexaad

  6. war wa warereten reer fan proj waxa fulimantii nagaga dhigten inan inaka sugyno lacg walhi hada filimanta sodyn waysan shacabku san widnkaga yacayan ilen filimantina suuq baa u heshen waa la og yhy naga xishida pels

  7. thanks family fanproj
    days you don’t display good films
    so display good films like
    good news darbar tahnazi dancer ally aduun film and Mahesh film

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here