Genius Af Somali

32
98499
Poster for the movie

Genius

Thriller, Action

20182 h 45 min
Overview

Genius Af Somali, An orphan, with a brilliant mind, joins RAW and is burdened by the killing of his entire team. Until he doesn't avenge their death, he can't live in peace with his love. So, he hatches a genius plan.

Metadata
Runtime 2 h 45 min
Director Anil Sharma
Release Date 24 August 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Samhaara”
MV5BYzAwM2JjMGUtNGM0Mi00YjhlLWE0YmItOGI2OWYxNzEyNzE3XkEyXkFqcGdeQXVyNjE1OTQ0NjA@._V1_SY1000_CR0,0,666,1000_AL_
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Dhairyam”
Poster for the movie “Black Panther 2”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “All Is Well”
93.098
Poster for the movie “Policegiri”
69.968

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

32 COMMENTS

  1. Asxs fanproj aad ban idin salamaya waxaan idinka mahad celinaYa sida quruxda badan aad filimanta Nogu so deaYsan👌✊✌filimkan Genius Gormaad soo daYnaYsaan

  2. Aad bad walahi u mahad santihiin filimada afkeena hooyo aad noogu turjumteen maraykan iyo hindiba filimadooda aanu fahmayno wxaan ni leeyahy move ward hory usocda waan ni taageeraa ha jabina 😄😄☺😬

  3. Mudane & Marwo,
    waan idin salaamey salaan kadib Pagekiina iyo dhamaan asxaabta idinku xiran waxaan jeclaan lahaa in aad u macneysaan Filimaanta inta ay qeyb ka qaadan karaan Wacyi galinta Bulshada si dadka ay uga faaideystaan macnaha Filimka iyo yoolkiisa, Aniga waxaan fiirsadaa Filimaanta Faaidada leh tusaale Dabagalada, Siyaasada, iyo ka hortagyada dhibaatooyin soo hor leh, waa markii igu horeysay aan Filim ka daawaday Fanproj waxaana daawaday Supperhit waana Siyaasad ka hortageyso musiibooyinka roobka iyo Wasiirada calooshood u shaqeystayaasha ah. howshiina wey wanaagsantahay.

    howshiina wey wanaagsantahay balse dadka ha loosheego waxyaabaha faaidada leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here