Gold Af Somali

38
81749
Poster for the movie

Gold

Drama, History

20182 h 50 min
Overview

Gold Af Somali, Set in 1948, the historic story of India's first Olympic medal post their independence.

Metadata
Runtime 2 h 50 min
Director Reema Kagti
Release Date 15 August 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Nota”
76033d7344ebe8ccaf4fd7f1e4e3964e
1535429769_amar-akbar-anthony-first-look-poster
Poster for the movie “2.0”
DYllWEWWAAENiQO

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Golmaal Again”
130.435
Poster for the movie “Hello Brother”
24.421

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

38 COMMENTS

  1. Bahda fanproj aad ban idin salamaya codsigayga ii tix geliya filmada time ka aad soo dhammays tiraysan ku soo hoos qora please.😙😚😗😘😍
    Filmkan akshay kumar na noo soo yara dedejiya
    This request come with one of your costumer

  2. ugu horeyn aad baan idin salaamaayaa dhamaan bahda fanproj, intaa ka dib waxaan aad iyo aad idin kaga mahadcelinaayaa sida wanaagsan ee aad inoo haqabtirtaan…….. plz filimada Akshay Kumar kuwiisa ugu dambeeye noo soo wada fasira

  3. Asc asxabta fanproj.com waxaan idinka codsanaynaa in add noo soo daysaan actorka Sai srinivas bellamkonda filimkiisa cusub ee Saakshyam.
    Waa naga codsi!

  4. Bahda fanproj iyo inta u heelan wax qabdka bulshadeeda aad baan idinkaga mahdnaqaya sida wacn aad noogu heelan tahin maadma aan anaguna nahay taageerayaashina wxan rbna codsigayaga inad nga aqbashaan idinkoo mudan filmkaan aan linkiga hoos idin dhigayo thrailerkisa waa film cajiiba pleas filmka an helno https://m.youtube.com/watch?v=Ts67iTzJ_oM bahda fanproj mahdsanidin

  5. Asxaabey waxan garan waayey sida filim loosodajiyo, waan gashay cinwaanka iyo passwordka hadana filmkan rabay meel laga soo dajiyo wan aqooni waayey.
    Fadlan i caawiya

  6. Wllhi filmkan TVga ayaan ka dawanaya asago fanproj wiliba wuxu maraya marki akshay kumar oranayey waad mahadsantihin reeer fanproj iyo alfagi xagana 6 cishoo ayaan sugeyna

  7. Ar jeekeeey taageera ayaan kuu ahay iyo yackoo noo soo daaya ilah ayaan idinku dhaarshaye filinka deadpool 2 F4u movies websitekaas iqadariya dadkana weykaheli filinkaas walaalayaal

  8. Asc dhamaan bahdaa fanproj Salaan kadiib Codsii Weyeee Filmantaa dhaqsoo ino sodayaa Gold November 2 Ayad so galiseeeyn ila iyo hadaa eey mantaa tarikhdha tahay 8 November Idiin kama Hayoo wax film cusub ah plz inaad nafahantaan iskudayaa Wad mahadsantihiin dhamtiin ❤️❤️

  9. Plz soo daaya gold studiashaba waad ufaafiseene anaka maxaad noogu dhibaysiin plz fanproj isgarta waandaalnaye waxaad soo daysaan barita jimcaha mahadsanidiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here