Housefull 3 Af Somali

102
191986

Housefull 3

Comedy, Romance

20162 h 20 min
Overview

A father doesn't want his three daughters to get married. Now, it's up to three men to try to and convince the father that they're a good fit for his daughters.

Metadata
Runtime 2 h 20 min
Director Farhad
Release Date 3 June 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Hawaa”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]
Batti-Gul-Meter-Chalu-1
Poster for the movie “Kesari”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

66340533_489602541848487_138761343440965755_n
22.401
G0h9pAa
97.397

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

102 COMMENTS

    • Abdirashid filinka markii uusoo boxo kadibna lasoo tarjumo ayaa lasoo deyn doonaa xiliga saxda ah mala sheegi karo

  1. ??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

  2. Fanproj flimkaan taxanaha 2 qeyb miyaaa mise qeyb ayaaa ka horeyso housefull meqaa qeyb waayo fousefull housefull2 housefull3 saas miyaa mise mise I fahamsiiya plz jwb

  3. Waa nalooso deynaa marka uu xaga shirkada fanproj kasoo dhamaado anigaba xiiso aad u weyn ayuu igu hayaa ee dulqaad ayaa loo bahan yahay aqyaarta macmiilka ah iyo kuwa aan aheenba thanks all ????????

    • Abdinasir waa sax filinkan bil3 june ayuu soo baxay lkn xageena kamasoo bixin india ayuu kasoo baxay anaga xageena waa wali.

    • Abdinasir Muhudin filinkan taarikhda aad ka araktay ma aha taariikhda anaga aan soo saari leheen waa taarikhda india uu kasoo baxay anaga wali mala tarjumin xageena markii diyaar uu soo noqdo ayaan qeybta schedule kusoo qori doonaa xiliga lasoo deynaayo

  4. Asc fanproj Ramadan karim waxarawa suaal inaa idin waydiyo lacagta hadii lasoo diro oo waliba cadeynti laidin soo racsho maxa usoo daaha inaa wabka membership ka ciyo uusan ifurmin markasta lacag so dira cadeynt so racsho

    • Mustaf lacagta xalay ayaad soo dirtay isla xalayna waa laguu furay marka ma fahmin sababta aad u leedahay wuu iga daahaa hadii uu daahana sababo ayaa jira sababahaadi ka aqriso webka qeybta suaal iyo jawaab.

  5. see cml hee waan daalay sidaan udaawanayaa xayeysiintiisa xiiso aan uqabo lee flimka sxibyaal soodaaya plz and plzzzzzzzz wan sugi la ahay waqtiga balanata wuu dhaafay hay noo daya thanks

    • Farhiya jimaale waxaan u maleynaa inaad la socanin jaswalka webka.
      Lacagta aad bixisay intii filin lagugu tala galay waad daawataa wax hakad ahna ma juraan

    • idinka buuqa kadaaya webka
      Bahda fanproj weey idin sheegatay xilliga waana khamiista
      marka ha iska hadlina ee waqtiga fiirsada

  6. Bahda fanproj waad salaaman tihiin,
    waad ku mahadsantihiin doorashada filimka HFIII
    Balse suaashaa wexeey tahay toloow aktarada sidee baa lookala siiyay tarjumayaasha?
    Aniga oo fanka dhoor sano kusoo jiray waxaab codeebayaa sida tan:
    Akkii = Fuad moha
    Abhshiek = yacko
    Deshmukh = Iraqi
    Waxaan dhoornaa waa doorashada fanproj

  7. asxbtyda qaaliga ah anba wa sugi la ahay lkn waxan huba inay no dadalayan fanproj marka an is dajino mida kale majiro qof shaqadisa dayacayo ama an udadalenin
    marka an is dajino i hope mar un wa dawanena viva fanproj

  8. sc filmka axdi iyo amir waalid wad nagu yareesan yar kordhiya am xagah hore kaga dar amah xag danbe dhawar jeerena wan idin soo weydiiya jawaab imay daan siin wasalaamu calaykum

    • Asc Liban Haji filinkan maalin walbo 1 qeyb ayuu kasoo galaa intaan kadib malasii kordhin karo soonka ka hor isbuucii 5 qeyb ayuu kasok gali jiray lkn hada waa 7 jeer isbuhcii.

  9. asc rer fanproj malmahan filma fican noma so desin marka plz filmda noso badiya waaniga codsi wana mahad san tihiin aniga flm badan aya raba ina ni sheego marka maniga codsa kara hada awoodin ? wana mhad santihin

  10. wllhayga fanproj madama ay tahay rabamadan inan idhibo maribin waxad ii sheeg taan house full 3 waa goorma ma mantaa mise waa bari haddu illahay yidhaahdo

  11. fanproj waxaan niga codsaneeynaa hal filin inaad noo soo daysaan waxaana ladhahaa happy. waxaana aktar ka eh Allu arjun
    pls pls pls pls pls pls pls noosoo turjuma waa iga codsi.
    mideedakale waad ku mahadsan tihiin filmaan ta cusud aad noo soo galisaan.
    THANKS FANPROJ.

  12. meeqa saac ayaa la fasaxayaa filimkan 12:00 duhurnimo miyaa mise 1:00 weeye intaas um ikla cadeya

  13. fanproj waad mahadsantihiin Balse filinka waxaa ka macaan badan trieller-ka oo Si sax ayaad ukala xusheen aktarka iyo tarjumaha
    mahadsanidiin

  14. kkkk sheeko layaab badan nin saaxibkeey waaba diiday inuu filinkaan fiirsado markuu maqlay codadka aktariinta sida lookala qeebsaday

  15. Thanks guys for fanproj :-)! ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚ ๐Ÿ™‚

    • Wuu ku jiraa walaal filmka oo dhamestiran, Trailerka ama goosgooska filmka hoostiiisa ayuu yaalaa, hoos u dago kadib waad arkeysaa filmka oo dhameystiran, Mahadsanid

  16. Asc walalo anigu wu ii shaqeyn la yahay fimkan iyo xita musalsal kaba maxa qaldan lacagtana iga ma aysan go in plz jawab

    • Umu.rayaq filinka markaad ku dhifato wax yar hoos u bax asagoo dhameystiran ayaad ka heleysaa midka kor saaran waa goos goos

  17. Hhhhhhh waaxaasaa kaaa filim ah sidaan uqoslaaye waan daalay hhhhhhh hhhhhhh fonporoj aad iyo aad ayaa ugu mahadsantihiin shaqada wacan ood noo heysaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here