![Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]](https://fanproj.com/wp-content/uploads/2019/06/Jeel-Ogaadeen-Poster-110301-1068x1424.jpg)
Overview
Jeel Ogaadeen ( Documentary Film) waa Filim gaaban oo sida Taxane ah Documentary lehna Wareysiyo iyo Xog ogaal Laga soo diyaariyay Nolosha Dad Badan oo Dhibaataysan
COMING SOON
TOP 5
RELATED ACTORS
YOU MAY ALSO LIKE
Loading...
Jeel Ogaadeen ( Documentary Film) waa Filim gaaban oo sida Taxane ah Documentary lehna Wareysiyo iyo Xog ogaal Laga soo diyaariyay Nolosha Dad Badan oo Dhibaataysan
Waa qiso xanuun iyo murugo leh runtii
War ileen meesha dad noo ma joogin fanproj bal ku soo dhakhsada
Dhacdoyin aad u murugo badan aya ka dhicijirey jeel ogaden
Ilaahay hablo gargaaro
Zhp zoo daya documantry filmkan wx badan ayaa ka faaidaynaaye mdhznid
Fanproj wad mahadsantihiin Barnamijkan waxan u Qabna xiiso weyn waxan Rabna inan u Gaano waxa mesha ka Dhacay ee Naxariis darada Ah
Fanproj Barnamijkan Sidan u sugenay wan Dalnay Aqayarey Waxan Rabna waxa mesha ka Dhacay Barnamijka inoniga Dahay so ma u ekoo Fanproj Bahi tiraha Bulshada somaliyet Dal iyo Dibad
waan kahelay
Nio meezha dadki hayztay caqli xumaaya
Izka daa lkn aakhiro ayaa la kala zaari doonaye
😜😜😜😜