K.G.F: Chapter 1 Af Somali

53
156356
Poster for the movie

K.G.F: Chapter 1

Action, Drama

20182 h 36 min
Overview

K.G.F: Chapter 1 Af Somali, A period drama set in the 1970s, KGF follows the story of a fierce rebel who rises against the brutal oppression in Kolar Gold Fields and becomes the symbol of hope to legions of downtrodden people.

Metadata
Runtime 2 h 36 min
Director Prashanth Neel
Release Date 20 December 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Blank”
Jeel Ogaadeen Poster 1[10301]
Poster for the movie “Bharat”
Poster for the movie “NGK”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Uri: The Surgical Strike”
92.602
Poster for the movie “Badal”
19.315

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

53 COMMENTS

  1. hallow fanproj waxan idinka codsanaya inad nosodaysan filimada aan aadka uqimeyno wayo aniga si aaad ayan ugu xeranahay fanproj wayo waxan kadawada filmada

  2. ciwanku waa f4u passwort waa 123456 lakin la masokalini ana ka eegay ee noso kaliya filmada hada pls waa hadfa biladan dad tihin ok
    film mada carsika ee action kaa ah sida vinaya vidhaya rama, kgf ,…. pls bye

  3. Fadlan hanaga dag dagina wakhti ayuu leeyay filon kastaa markaa daawaha ayuu saaranyay waxbana kamay hadhin inyar suga oo kaliya waad mahadsantiin dhamaan

  4. Fanproj wan idin salamy filimkan nasoo daYa rer muqdisho kaliYa idinkuma xirna dunida dafaheda aYaa idinku xiran nosoo daYa filimkan

  5. Asc all fanproj waad salaman tiihiin waxaan idin kacod saleheen filmkaan inaad noo soo deesaan galabta ama caawa sida ilatahay inuu soo dhow yahay soo gilin tiisa oky waa idin ka su geenaa cod sigeena noo tix giliya pls pls pls reer muqdisho oo kaliya xaq nigu ma lahan ee anaga xaq baan nigu leenahay

  6. Fanproj filmka ram charan noo soo giliya waana filmka vinaya vidheya rama ciraaq cabdi cilmi iyo ram charan waan niga sugeenaa insha allah

    • dadka somaliya jooga haday dawadeen anagana markeenana daawanaynaa inkastoo oon anigu af hindu kudawaday hadana waxaan aad uraba afkeyga hooyo inaan kudawado fanproj il idin ma aragto

  7. filmtaan ku soo dara ( RRR ) ay wadaan Jr. NTR and Ram charan, ( saaho) filmkaan oo wado prabhas
    ( petta) Oo wado rajinikanth

  8. Asc asxpta fanproj wa idiin salaamay waxa rabay oo iga codsii ah filmkan qebtiisa laawad hado jiiro in kentan hade Macquul thay PLS!!!!!

  9. asc filimada amerikanka ah ee webbsiteka la dhaho F4U Maxa lagu fura noo sheega? noo soo badiya filimada galbeed hindiya ee telugu iyo Tamil nandu.
    romance, drama, action iyo argudasho. iyo world cinema. hadi kale waa naceyna waxaad soo dhigtan, ma jeclaneyno filimada isku midka ah. wada jaceyl ah.
    Waxaan rabna sidi filimki shadow oo kale Mahadsannidin.

  10. Wwwww inba caadi mahan run ahaanti inta aflaan ee fanproj aan horay u arkay waa K.G.F mid ka fcn kuma arkin fanproj wax aan ku tilmaamo mahaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here