Kurulus Osman Af Somali

65
45240

Kurulus Osman

Overview

Kuruluş Osman – Establishment Osman Turkish historical TV series will be aired abroad with the name of “The Ottoman.” As you can understand, the TV series is going to be all about the foundation of the Ottoman Empire. Osman, as the successor and son of “Ertuğrul Ghazi”, takes her step to the page of history in order to build a state. Building a state instead of a principality is very vital in terms of historical necessities. But basically, it is the main will and preaches of Ertuğrul Ghazi to his son Osman. Great Interest for Kuruluş Osman: The Ottoman in Cannes ATV channel wind blows again at MIPCOM. MIPCOM is the world’s biggest TV content fair. The fair held in Cannes every year in October. Kuruluş Osmanlı – The Ottoman Turkish historical TV series appeared before the press in Cannes for the first time before Turkey. The introducing meeting of the TV series collected a great interest of people. The meeting was organised with the participation of the leading role Burak Özçivit and producers of the series. There was an intense interest for both the series and Burak Özçivit who is already a world-wide famous actor of Turkey.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime
Director
Release Date 25 January 2020

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Commando 3”
Satellite Shankar 2019 Hindi Dubbed 720p HDTV 900Mb x264
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
93.145
Poster for the movie “Kill Dil”
71.333

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

65 COMMENTS

  1. Waad mahadsan tihiin fanproj xalqadiisa 1aad goor maad soo deyneysaan noo sheega fanproj waqti aad soo sii deysaan u sameeya khamiis walba inaad noo soo sii deysan ayaan jeclan lahaa fanproj wan isin tagera hore usocda fanproj

  2. waa codsi waxanu u baahanahay musasalo dadku ay jeclaystan daawa shadooda sida kimse bilmez ama icerdi kan maxad iskaga hawlaysaan waa madhaxe dookh xumidaan

  3. musalsal kan okale nosoday mar waliba waxaa doneena wax rag firsa kale musal kan okale wanaa nigi filnayay waa mahad santihin

  4. Trailer maba Lahee Wuxu ma musalsalbaa
    Aar waxa marjavaan soo daaya wlalyal

    Waxan waa wixii Dumarkee Maa Page Gooniya usamaysanba 😎

  5. Wa kumahadansan tihin fanproj group osman wa tariq fican wana ka helnay isbuuci sadex qeeb nosogaliya i.a codsigeyga iga aqbala siwanagsan ayan ulasoconaa

  6. Fanproj waxan codsanaynaa ina urtugry noola soo bilaawo habeenka khamiusta ama isniinta noso daaya osmane habeenka jimcaha noso daaya waa naga codsi labadaba isku wadda midkaan wu cusub yahy qeebtiisa 6aya laso wadaan blse midka hore waa laso dhaafay ee laba laba noogu so daaya

  7. Runtii aad baad umahadsantihiin Reer fanprooj iyo Mogadisho cable, anoo ah qof aan ahayn somali (from ethiopia) ayaan jecleestay inaa raadiyo muslsalkaan luqada aan ku fahmo, maxaa yeelay wa kan soo nooleen doona kacdoonka in la nooleeyo midnimada muslimiinta, ayaamahaan reer galbeed iyo Carab ay dagaal ween ku hayaan muslsalkaan, waxaa aad looga mamnuucay badanaa caalamka islaamka sababtoo ah waxaa dalalka qaar ayaa waa hore waxaa la laga dhaadhicyey afkaar ah in Dawladii wayneed ee Muslimiinta Cusmaaniyiinta kuna tilmaamay in ahayd Gumeessi, sidaa awgeed keli waxaa laga dawadaa hada dalalkii ayaan dhoweeto ku shiray dalka malaysia (KL summit) sida Turkey, qatar, malaysia iyo somalia.
    Somali nasiib ayay u yeelatay in caalamku ku tilmaamo inaa la gadan karin waxaa la barbar dhigay inay ka awood badantahay Bakistaan o Nuclear power leh.

    Fanprooj aad baad umahadsantihhin

  8. Hajji Gouz

    Dhamaan bahda fanproj.com aad baad umahadsan tihiin gaara ahaan wlaalkay zakariye abdi oo zi hagar laana noogu dadaala hdaanu nahay mcamiizha zhirkada fanproj.com

    Zi quruh badan baad u codayseen muzalzalka kurulus ozman hawshiina hore uwada mar kzta guyz

  9. mid hadaan idin weydiiyo sidee dadka qaar ee u rabaan iney u daawadan kurulus osman qeybtii 4 aniga weli iima shaqeenayo qeybtii 3 waxan fiiriyay fanprojplay.net iyo intaba labo doodana kama shaqeyneiso ee ii sheega hadey jirto meel kale aad kadaawateen pliis.

  10. Fanproj sidaan faaido idin kuma jirto waa qalad hal sawir inaad Isku keentan qeybaha ee u daaya kurulus Osman webka fanprojplay.net

  11. Hal codsi ayaan wataa hadii ay macquul tahay Fanproj webkiina maka heli karaa Seasonkii (1aad)iyo waliba 2,3,4 (5aad)waan dhameystey (6aad)weysocotaa hada fadlan meel iigu sheega seasanadiii hore hadaad heysaan
    Waxaan ubahanay 1ilaa iyo 4tii seaason eee u horeyey Fadlan isooo jawaaba Fanproj mahadsanidin

  12. asc wall waxan codsanayaa inaad ii sheegtaan qaybtii sadexaad way iga xuntahay idinkan muu idinka xun yahay wall jawaab ayaan inaga sugayaa wall aad ayaad umahad santihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here