Marjaavaan Af Somali

118
195022
Poster for the movie

Marjaavaan

Romance, Action

20192 h 14 min
Overview

Marjaavaan Af Somali, Raghu and Zoya are enjoying their lives together until a gang leader with harmful intentions turns their world upside down.

Metadata
Runtime 2 h 14 min
Director Milap Zaveri
Release Date 15 November 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Pagalpanti”
Poster for the movie “Made In China”
Satellite Shankar 2019 Hindi Dubbed 720p HDTV 900Mb x264
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

 

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Black Panther 2”
140.334
Poster for the movie “Policegiri”
94.875

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

118 COMMENTS

  1. flimkan san usugayey wn daley asxabe no fududeya inkastto weli dhanka hindi uusan ka so bixin wn idin yara dulqadanena

    • hhh smska marka qorraysy bil ba ka so waregtay wilina lama so galin macanaha ma fahmysid boqashada aad marwlba egyso faida ku jirta wana ogolnhy ee maficna inay ka bad badiyan

  2. Fadlan bahda fanproj idinkoo mahadsan
    noo soo daaya filmkan hadaad awoodaan
    noo soo dadajiya filimkan bulshada
    Kaalin weyn ayaad u haysaane halkaa
    Ka wada. MAHADSANIDIIN BAHDA FANPROJ.

  3. Asxaabta fanproj maxaa dhacay mala caajisay aawi liiloof aawi joon aawi dhawii aawi caaqilka aawi qoor….
    War waa sidee filimaanta nooso turjuma siiba filinkaan meesha waan ku caajcaajisnee noo tix galiya codsigeena plz..

  4. please bahda fanproj.com waxaan idinka codsanayaa in aad inoo soo deysaan filimkaan ileen sidaan u sugeynay waan daalnay fadlan soodaaya waa iga codsi
    ku adkeynta ka daaya macaamiisha idinka sugeyna filimaanta.

  5. Bahda fanproj.com waxaan idinka codsanayaa in aad inoo soo deysaan filimkaan ileen sidaan u sugeynay waan daalnay fadlan soodaaya waa iga codsi
    ku adkeynta ka daaya macaamiisha idinka sugeysa filimaanta.

  6. Asxby iska samraa laga yabe samirka kadib ineey soo daayane, ani ahaan Marjaavaan af-swidhiish ayaan ku daawaday balse afsomaliga ayuu ku ficnan lha.

  7. Tere jaani ka kham or na aani ka kham phir Zamaani ka Kham Kai Kare please and please Me Marajaava noo soo Daaya Tum hi Anaa

  8. fanproj mataqano sida dat loga farciyo filmka treiler lama tuso ila iyo filmka ka dhamysiin marka diyaar ka dhikto ba la toe sa treiler
    hadaydana film anay turjumin bij na tusayaan taasna wa khalad fadlan film adnaan turjumin ha na tusina
    filmkan 5 biloot saan waye wtf* datka filimaantina raba inudawado 10 ugu horeya en ugu fivan maba dawankaro maxa ka wadaa markaasna doebdanbe maba egidono.
    sidaas dartee filmaantaad keentan datban ma dawanayaan idunkuna waxwa kama helysaan

  9. Sxp filimkii Salman Khan ee β€œveer 2010β€œ ayaan u baahnahay oon website ka fanproj na inbadan ka raadiyay Balse aan waayay eee plz iisoo daaya hadii ay suurtogal tahay.

    Aad baan idiin salaamay dhmn shaqaalaha fanproj. Thanks for your great job and best results, wish you forward from here anytime.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here