Mr. Airavata Af Somali

38
103518
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Mr. Airavata

2 h 27 min
Overview

Mr. Airavata Afsomali, common farmer turns into an IAS police officer to help the poor and fight against corruption and finally taking the revenge of his murdered sister.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime 2 h 27 min
Director
Release Date

COMING SOON
Poster for the movie “Ab Tak Chhappan 2”
Poster for the movie “Marjaavaan”
Poster for the movie “Housefull 4”
Poster for the movie “Dabangg 3”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
110.635
Poster for the movie “”
48.120

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

38 COMMENTS

  1. asaxaabeey ramadanul kariim marka xiko caruurta iskuulada waaa looxeray somar waaye ee nala shaqeeya ilmaha iyo annakaba saaa iskula daawano noo sooo daaya filimada asaxaabihiii ka sheekeenaayo idinkoooo ku mahadsan

  2. Thanks fanproj.com rali galinta aad mar walba sobisan waxan suknaba waa malinta sabdida asxabta filmkan waa malinta sabdida

  3. sabtida kale fanproj filinkaan noo soo fasira oo noo soo daaya filimkaan waxaan u codeyney in uu xaga aktarka noo soo codeeyo fu aad waad mahadsantihiin fanproj sida aad u tixgalisaan asxaabta ku xiran websetkiina Do Lafzon Ki Kahani Official Trailer | Randeep Hooda, Kajal Aggarwal | HD

  4. Asc asxaabta fanproj codsi ayaan wataa hal filin inla iisoo daayo hadii ay suuragal noqoto govinda shilpa iyo raveena filinkii uu lacagta helayay

  5. waakan filinkii magaciisa Pardesi Babu govinda shilpa iyo raveena filinkii uu lacagta helayay………………..

  6. Mahadsanidiin fanproj waxaan idinla socodsiinayaa in aan manta soo diray 5 sano lacagtiisa markey nisoo gaarto iisoo fasaxa mahadsanidiin

  7. sxptyda qaaliga ah aad ayaad u mahad santihiin inaad na qadarisaan
    een sxpta fanproj wxaan ka codsan lahaa in ay noo soo tujumaaan filimka house full 3 idinkoo raali ah

  8. Fanproj Waadku mahadsan tihiin Soo Tawinta Filimada Bollywood . Tollywood iyo weliba Hollywood , Waxaan Iga Codsi Anigoo Saaxibadeey iyo Dad Badan wakiilka ah Atoore koobaad in Faraha aad ugu Qaadaan Boqorka Codka Mr Fuaad , Yackoo aniga mayaaso oo asagaba mashar yaro lkn meelo bdn ayuu buuxin karaa / atoore 2aad/ koomikiiste/Laadar .
    Marka Waa naga Codsi Fuaad oo filin codkiisa laga dhax maqlaayo atoorana aad uhadleynin sheekadaas lama taageeri karo , walba yuusan hadlin

  9. wooooow
    eesh calaaa film film kan waan la dhacay ee waxaan idinka codsanayaaa inaad filimaaanta cusubna aad noosooo af soomali garaysaaan fan
    fanproj waxaan leeyahay waaad mahad santihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here