
Overview
Mr.Majnu Af Somali, A playboy finds himself in a spot of bother when he falls in love with the right girl.
COMING SOON
TOP 5
RELATED ACTORS
YOU MAY ALSO LIKE
Loading...
Mr.Majnu Af Somali, A playboy finds himself in a spot of bother when he falls in love with the right girl.
Wwwwwwweewwww best movie and romantic
simmba halke lagu iloway
Haa wasidaas
srirastu subhamastu soo galiya plz allu sirish
Fanproj sidii hore filmanta nagu soodaya aqyarey dhawanahan film malaha cajis
Simmba hala soo daayo
Nice film fanproj
Fanproj Wxn idinka codzanayaa inaad iisheeegtan Qaabka aanku daawo krro Musal salada Aad codeyzaan iyo filmada F4U iygna
Plz Habkz iishega
Plz walal ana ku cawine waxaa samaysa you tubeka ku qor sideen u daawan karaa musasalada fanprojka isagaa ku bariyee waxaan kale oo aan kuu raacinlahaa hadaad tel ka daawato isticmaal ucbrowser isagaa ugu fiicane dowload iyo waxkasta amaba appka fanproj oo isagna tayadiisu sarayso
Bahda fanproj see rabtiin ne mal mahan waad na ilowden be
Asc
Asxaabta fanproj filimkan sideen u daawadaa
akhyaartaa fanpro j wad salamantihiin dee imikaa dhawr filim waad haysataan uun eee bahalaa nagasoo dayaa
akhyaarta fanporj filmkan maxa ku dhacay ima daarmayo
Filmka waxba kuma dhicin ee ganacsi ayay inagu dul wadaan, fanproj websitekooga waxa saaran xayaysiinta google adsense taasi oo lacag ku bixisa page viewska ama visitorsks iyo in la in la riixo sawirada xayaysiinta, maalmahan sheekada cusub ee fanproj wado ayaa ah in ay soo dhigaan sawiro u eeg in in filmkii diyaar yahay iyago vimeo player soo dhex dhigaya ama filmka oo diyaar ah ay screenshot kasoo qaadan si inta aynaan daawan ay lacag inaaga sameeyan sawirka film u eekaha ah markaad riixdo website kale ayuu ku dhex gaynaya iyagoo lacagtii ay kaa sameynayeen ay laba jibaar mayso waan qaab xirfadaysan oo google lacagta looga qaato, Gunti iyo gabo gabadii fanproj abaal badan ayaan u haynaa waana shirkada kaliya ee ina madadaalisa maanta lacagtan yar ee google xayaysiintiisa ay ka samaynayaan ma ahan wax saas u badan oo la taaban karo hadday ugu badato waxay kaa caawin mushaharka shaqaalaha iyo serverada websiteka oo kolba servero xoogan u baahan maadaama ay maalinkasta booqashadu kor u kacayso, midaasi fanproj waanu ku taageersanahay oo wixiu horumarkoiga ah kamasoo horjeesan karno waan jecelnahay balse waxan ka codsan lahayn in arrintan link redirect ga ah ay waqti u sameyan sida 2 maalin kadibna filmka ay soo galiyaan ama ay dhahaan xiligaasi ayuu soo galaya filmkan sidaas sharafta iyo sumcada fanproj waxba masoo gaadhayaan lkn iga raali ahaada waxooga waan yara farda baxay waxan rajaynaya inaad i fahamtay, wabillaahi tawfiiq
walal aan ku weydiiyo sideen filamkan u dawan karaah filimo badan ey so dhigto dawan wyaay iso jawab walal
waa inaad isticmaashaa cinwaanka iyo furaha hoos yaala waa muhiim
Cinwaanka waa. fanproj.com
Furaha waa. galdaawo
Dhamaan Qoraalka waa wada far yar ama small letters
Annigu shakhsiyan waan ku tageersanahay shirkada fanproj haday lacag badan inagu helayso dadaalka ay inoo samayso ayaa wax walba ka weyn jira oo jooga fanproj waa wardi bulbul jooga hargeisa somaliland
AQyaarey filmkan noso daaya maxad ku heysatiin
ax wllhi filn iga dheh shomiskii dhamatka filinkaaba idilay wllhi wax cajib ah thanks all fanproj love you so much ❤❤?❤??
Manamanth ma inooh soo turjumi katana inikoo mahadsan