Odeya Af Somali

26
59158
Poster for the movie

Odeya

Action, Drama

20192 h 44 min
Overview

Odeya Af Somali, Gajendra is a kind-hearted man who lives a happy life taking care of his family and the people around him with utmost affection. He has chosen to be a bachelor and hates the term marriage and since his own brothers have to seek his permission for their own marriage proposals they come up with a plan to make him fall in love.

Metadata
Runtime 2 h 44 min
Director M.D. Shridhar
Release Date 12 December 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Pattas”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Thambi”
Poster for the movie “Baaghi 3”
84169353_160563818602495_3769735964415492096_n

TOP 5

 

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Mardaani 2”
46.265
Poster for the movie “”
45.437

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

26 COMMENTS

  1. Fanproojeey waxan ha isku lugoynina cidna marabtee,,, ee waxaad soo daysaan comamndo 3 iyo filimka cusub ee mahesh babu

  2. Filimkan inaba caadi ma aha wuu Baashaalay Aktarkan Ar yaa ila Daawaday Xalay Walaahi inaba Caadi ma ahayn waad ku mahadsan tihiin Filimada Xulka ah naga ilaaliya bolywoodka oohinta badan oo aan actionka lahayn

    • wlkay waa runtii bollywoodka oohinta nagadaaya oo noo soo turjuma filmaanta Action oo shidan markaas Fanproj heer bay gaaraysaa aniga ayaa ku dhahaayo wlalayaal

  3. Walaah Waan Daawaday Xalay Waa Filim Xayi ah si Lice ayuu u socday, war dadkaan fanprojta ah way ciyaaraan mala socotaaa marba dhinac ayay u rogaan daawashada mar webka marna appka ayay ka furaan marna muqdisho kaliya ayay siiyaan waaba ciyaar casri ah Kolee aniga xalay ayaan daawaday

  4. Fanproj plz hoos ayaad udhacdeen filmkaan maxaad ku haysataan yaqeey anaga halkaan ayan idiinkala soconaa aflaamti la wada sugaayna idiikama hayno maxa waye hadadan wax nohaynina noo sheega

  5. Fanproj maxaa kaqaldan filimada waa wayn ee hada soo baxay maa soodaysaan mahesh babu ,allu arjun iyo commando

  6. Fanproj marbo waxleey balan qaadayan hadane dhaqsane masoo deeyaan kii adinkoo qabtiin kuwoo kallaa ku soo dareysiin sii wax u wadiin mafahmin plzz naga soo kal fududeeya wah

  7. Asxaabta fanproj waad salaamantihiin ani weligey wax ma codsanin lkn codsigeyga ugu horeeyo in ley tixgeliyo rajeynaa waxaan rabaa filmka ntr (oosaravelli)ee iisoo jawaaba idhaha waan aragnay plzโค iyo filmada qosolka wlh qosol la jecelyhy sanadkaan pagalpanti cml noo keena plz and plz๐Ÿ™๐Ÿพ๐Ÿ™๐Ÿพ๐Ÿ™๐Ÿพ๐Ÿ™๐Ÿพ๐Ÿ™๐Ÿพ

  8. Fanproj marka la idin kabadiyo amaanta waa sidan Oo kale cusmaniyiinta waad joojiseen Oo filimadi waad joojiseen hal isbuuc 1 filim bahasha hanaku silcininee filimada noo sodaya

  9. Bahda Fanproj waxaan ushegayaa inaanay waxan Malayacnigaa soo dhigin Filimda hagagsan Soo galiya waxan Waa Xaar nafmalehee

    Commando 3
    Dabang 3
    Dil dil ki paas
    Waxan aad so dhigaysan Filimo mahee naga daaya oo kuwa loo bahanyay soo galiya๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”

  10. Asc asxabta fanproj plz and plz noso daya filimada cusub hororka iyo dagalka wad naga sexaten baryahan sodadala away sunil doel wilkisa maso desan mar hore usobaxay mahesh babu allu arjun ram charan iyo kuwa badan on xiseyo filimadoda afkoda hindiga aya noga badan filimada qatarta ah blz sodaya

  11. fanproj noo sodaya filmka fast fours 9 hob Show ma ahan fast fours 9 plz kuwi hore xataa waa kmacaan yahay qaybtan nin aan caadi ahay aa laadar ka ah micnaha jel siina aa laadar ka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here