Prem Ratan Dhan Payo Afsomali

37
102613
Poster for the movie

Prem Ratan Dhan Payo

Drama, Action, Romance

20152 h 54 min
Overview

Loosely based on the novel The prince and the Pauper. Ever loving Prem is respected and loved by all and Vijay (also played by Salman Khan) is in the world of hatred and violence. They change their identities temporarily to discover the other side of the world.

Metadata
Runtime 2 h 54 min
Release Date 11 November 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Zootopia”
Poster for the movie “Mudinja Ivana Pudi”
OPEN

Yuvraj Vijay Singh (Salman Khan) is the very rich crown prince of Pritampur, who is soon to be crowned as king (namesake, as there are no official kings and kingdoms in modern India). He is engaged to Maithili (Sonam Kapoor) a princess from the royal family of a neighboring kingdom. However, due to his stiff and stubborn nature Vijay faces many problems with Maithili as well as with his brother and sisters.[vague] His rich half sisters Rajkumari Chandrika (Swara Bhaskar) and Rajkumari Radhika (Aashika Bhatia) live in a separate rented bungalow outside the royal palace with Chandrika working as an accounts head in a municipal school and have filed case against Vijay for a share in the royal property, because they felt their mother (Lata Sabharwal)(a poet and later mistress to the late King) was wronged by the Queen (Karuna Pandey)when she disgraced her in the presence of all of the King’s children. Furthermore, Radhika’s and Maithili earlier who were best friends during school times, their friendship is shattered owing her engagement with Vijay. Similarly, his half brother Yuvraj Ajay Singh (Neil Nitin Mukesh) vows vengeance and has been wanting to kill him and take the crown for himself. He enlists the help of his manager Chirag Singh (Armaan Kohli) and Vijay’s secretary Sameera(Samaira Rao), Chirag is misguiding Ajay at every step while betraying him at his back. Yuvraj Vijay barely escapes an assassination plan coordinated by Yuvraj Ajay and Chirag to kill him but gets badly injured. He’s hidden in a secret chamber maintained by two doctors.

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Temper”
139.988
C6yBR4NW0AAwG1u
78.048

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

37 COMMENTS

  1. Filimkaan waan idinka sugaayay Asagoo Nadiif ah, waa filim aan la dhacay oo qiso leh, Waxaan idinka codsanaa Dilwale inaad Tarjuntaan waan idin baryaa Dad badan ayaa la dhacsan filimadiina iyo Tarjumaadiina Xitaa haday daawadeen kama caajisaan midka fanproj Codeysay Waan idinka sugeynaa Dilwale.

  2. waaaaw Fanproj aad ayaad u mahadsan tihiin filinkan tarjumaad xumo darteeda ayaan saafifilms uGu fiirsan waayay balse hada markaan inta ku arkay aad ayaan uGu farxay waana idinka sugeynaa beri xitaa hadii aad awoodaan noogu soo dara Dilwale inaad noo soo tarjuntaan Thanks in badan

  3. Yusralove iyo Falisey Waan idinku Raacsanahay In Lasoo Tarjumo Dilwale Waan daawaday laakiin Codka ima qancin aad buu qaracmayaa ma xishoodaan dadka soo dhiga ama dib uma eegaan waxay soo dhigaan , Waad ku mahadsan tihiin Filimkaan Prem ratan dhan payo waana u xiisa qabaa inaan daawado midka fanproj aana is bar bar dhigo kuwa kale , Thanks saaxibayaal

  4. Waad ku mahadsan tihiin Howsha aad somali weyn u haysaan waana idinku hambalyeynayaaa Kuwa dhahaya Horaan u daawanay Bal isu eega Filimka aad daawateen iyo Midka Fanproj idin Diyaarisay muqaalkiisa iyo codka aadka loogu shaqeeyay Runtii webabka dhan waxbaan ka daawadaa oo ay soomalidu wax soo dhigaan Laakiin mararka qaar ima qanciyaan inaan ka daawado filimaadka Tayo xumo haysata iyo Horumar la aan dartiii marka kale waadku Mahadsan tihiin Howshiina

  5. asc waxan kamid ahaa gold memberka muddo badan waxaana ihaysata cilad ah inaanan waxba soo dejin karin madama anan online wax ku daawan karin khadkoo iga culus owgiis sidaas darteed waxan owol hore isticmali jiray baidu browser isagiina waxba kama soo dejin karo ee fadlan halay caawiyo si aan ugu soo noqdo gold memberka thnx

  6. Asc fanproj salan qaas ah jekey yacko eidarus salan kadib manta wa sabti waxadna naga balan qaden inad noso deysan film cusub midka ad manta so deysen wa mid hore u daawanay marka wiigii hal mar bes ayad filim cusub naga balan qaden hadana idinkama heyno plz jawab wacan

    • Wcs taageerayaasha sharafta leh filinkan inaad daawateen waanka war haaynaa lkn waxaan dhaxdhaxaad u nahay dalabka shacabka ku xeran webka waxaa marar badan soo codsaday filinkan in la tarjumo sidaas darteed ayaan usoo deynay, qof walbo sidii uu u jecel yahay in codsigiisa loo tix galiyo ayaa dadka kalena u jecel yihiin codsigooda in loo tix galiyo marka u dul qaata macaamiisha kale codsigooda, waliba waxaa soo socdo filinka Dilwale oo asagana codsigiisa aad u soo batay ayaamahan dambe, inta badan filimo cusub ayad daawataan lkn mar mar hadii ay dhaco in filin la daawaday aan soo galino dul qaata mahadsanidiin.

  7. Asc aqaraayrta sharafta leh ee fanproj group Salan ka dib waxaad tihiin dad nagu qali waxaana idin dhihilahaa wad ku mahadsantihiin filimata aad inoo keenteen cml nh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here