Satellite Shankar Af Somali

69
189467
Poster for the movie

Satellite Shankar

Action, Drama

Overview

Satellite Shankar is based on the real-life story of a soldier who finds himself during his journey of finding the length and breadth of his country.

Metadata
Runtime
Director Irfan Kamal
Release Date 8 November 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Hacked”
Poster for the movie “Malang”
Poster for the movie “Baaghi 3”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
79.875
1531726327
114.588

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

69 COMMENTS

  1. Fanproj fadlan Filimada aad turjuntaan waa wada HD, waana ku mahadsantihiin dadka aad soi xusheen ee filimadiina noo codeeya, lkn fadlan sameeya Youtube aad soo galisaan filin walba oo ad turjunteen sababtoo ah webka maalmo kooban ayuu saarnaadaa kadibna wan weynaa, intan Muqdisho joogay filimadiina Ilyaas Raajaa iyo Saalax Gaameedle Studio ayan ka heli jiray.

  2. ar ku dhaqsada noooooooooooooooooooo soooooooooooooooooooooodaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

  3. Asxaapeey Trailer markaan aragno horay inoogasoo daayo adinkoo mahadsan.
    Wlh mahad ha idinka gaarto sida wacoo inoogu hoolan tihiin 👉👉👌👌

  4. Fadlan fanproj waxaad ii sheegtaan waxaan rabaa in aan dhigto filimadaan marka lacag meeqee laiga qaadanaa sideena copyright laiga saara filmkaan

  5. waad idiin salaamay bahda fanjroj wxn ahy taagerihiina wxn idinka codsanaya inaad soo turjuntaan commando 3 idinka raali eh mahadsanidiin

  6. Asaxaabta Qaaliga Ah ee FANPROJ waxa aan idinka codsanaynaa in aad noo soo daaysaan film ka COMMANDO 3 waa naga codsi pls codsiga taageerayaashiina aqbala pls pls kama daalno sugitaan kii na

  7. Azxapta qali fanproj aad iyo aad ii taageera marka waxn iga codzanayaa in ii soo dayzin commando 3 plz plz waa iga codsi azxapta qali ilaahy imriga ha ii dheere yeee

  8. Asc, Dhman MASULIYINTA, SHAQALAHA FANPROJ, WQXAN IDINKA CODSQNAYA INADQ NOO SOO GALISAN FLIMADA HOOOSE KU XUSAN
    EE KALA AH
    1. Commando 3 ( Vidyut Jamwal )
    2. Tanhaji The Unsung Warrior ( Ajay Devgan )
    3. Good Newwz ( Akshay Kumar )
    4.Darbar ( Superstar Rajinikanth )

    • wxana Ka MAQNAYN FLIMDA KALA AH
      5. vijayan ( NTR )
      IYO WALIPA
      6. Poiyattam ( Kiccha Sudeep AMA Sudeep Yalyan )
      inoo soo daaya flimadasi aadka u xiisaha badan adinkoo mahadsan

  9. labadani hoosena kama maqna
    7. Mardaani 2 ( Ranni Mukerji )
    8. Panipat ( Sanjay Dutt )
    intaa AAn idin sheegay fadlan inoo soo dayaa , waana la soconaa inay howsha idinku badan thy raali baan idinkana nahay.

  10. Nio azhpeeY filmka RRR noso daya ram charan iyo NTR plz wan sugaYna waa marki uu horayaZaY ee an wax idinka cod sado marka xigta waa caY

  11. filmkani wax badan baan sugaya goorma ayaa la soo daynaya aan dangadiisa hore u soo qaate please soo daaya hadan nahay kol iyo qaarabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here