Simmba Af Somali

48
152172

Simmba

Action

Overview

Simmba Af Somali, A corrupt police officer enjoys all the perks of being an immoral and unethical police officer until an event which transforms his life completely and forces him to choose the righteous path.

Metadata
Runtime
Director Rohit Shetty
Release Date 28 September 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Marjaavaan”
Poster for the movie “Housefull 4”
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

 

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
63.145
Poster for the movie “”
22.069

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

48 COMMENTS

  1. Fanproj aadaad u mahadsantihiin shaqo ficanad haysiin laakin filimka markuu coming soon yahay waxa la’idinka rabaaa shaqadisa sii haysan hadda filinkan muddo ayuu yaala ilaa hadda malasoo turjubin

  2. Filimkan maxa lagu haystaa intasu Filim oo ka dambesay oo marax ahaba waad soo fasirtena midkan oo superhitka ah xaad u haysatan Fanproj.com

  3. waroom kom die film niet wanier dan vandaag morgen ovrmorgen an der jaar 2020 die film is mooi film politie ov 2 ster 3 ster leuk film nu of onut

  4. Filmkan 4 months ku dhawaad ayaad heeysataane sxbayaal Aakharo maa soo deyn rabtaan. Daalnay habeen walbo sidaan u fiirineynee?

  5. Asc fanproj dhamaan waad salaaman tihiin salaan kadib waxaan arki jiray mar marka qaar fanproj oo isbuucyada qaar filimaan badan soo deesa laakin ma aqaani sawabta film kaan loo soo dee waaye fanproj waa codsi waana niga sugeenaa caawo waa haween jimco waan ahaween wanaagsan noo soo daaya filma kale marabno ee filimkaan noo soo daaya waa idin sugeena pls pls plz

  6. filmkan caawo ayaad dawaneysa marka weekend ayaad kumac salameyneysan
    shabakada waxe utagan tahay inee shacabkeda qanciso
    waan idin jacelnahay hada nahay bahda fanproj oo isku dubaan
    asc

  7. Akhyarta Fanproj Anigu Wxn jooga magalada Qardho wxna Idin zameeyy Faa,ido Aad U Weyn
    magalada dadku ma garanyn meezha filimada lagala zoo dago taas iyadoo jirto ayy filimada ka xawilan jireen studio ka dib aniga ayaa fanproj baaray saan u baarayy anigu wn ku daaly mxa yely aniga aqoon u ma lahyn sida website fanproj loo isticmaalo ka dib baarid dheer markan zameeyy wn ku guulaysty ka dib wxn la wadaagay friends kayga anigu dad badn is naqaaana ka dib wxn iri barta website ka fanproj ka dib way fahmi waayen kadib xaafada ayy igu imaan jireen reer kayga way ila yaaben war maxy yihiin dadkan faraha badn kuu yimaada ka dib aniga been baan u sheegi jirey marka fanproj wxn idin lee yahy sida uu website kiina harumar weyn u gaaro hala xaysiiyo website ka fanproj waana hubaa inaad harmar weyn ka gaari doonta ka zoo sii daya xayay siinta fanproj ka Television iyo radio Ana guusha mrkad gaartn mahad celin idin ka sugaaya hada magalada boqolaal dad ayaa baratay xaata kuwa studios waan baray hadeerna wxy kala zoo dagaan musalsaald ka iyo filimada Guul waacan Fanproj

  8. waxa laga yaaba Wadanka aad joogtid ayuu ka xidhan yahay fanproj, sida laajigeed Vpn express lasoo deg kadib ku xidhiidhi mobilkaaga. Kadib website fanproj wuu ku shaqayn doona.
    Wabilaahi tawfiiq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here