The Villain Af Somali

32
135454
Poster for the movie

The Villain

Overview

The Villain Af Somali, The Villain is an upcoming 2018 Indian Kannada-language film directed by Prem and produced by C. R. Manohar.

Metadata
Runtime
Director Prem
Release Date 31 May 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Kesari”
Poster for the movie “Kalank”
Poster for the movie “Junglee”
Poster for the movie “Black Panther 2”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
168.076
ilzaam
20.944

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

32 COMMENTS

  1. Fanproj waa codsi film kaan deg deg ku soo daaya ma sugikari markaan arko waxaan jeclahay inaan fiirsado laakin wili lama dhameestirin waa trailer oo kaliya plase waa codsi is buucaan dhax diisa soo daaya jimco yaa lasku gaarin insha allah sida ila tahay codsigeena waad fulinee saan waan nisugeenaa

  2. Bahdeena fanproj waa soo de de jiya film kaan waa film actara aan caadi eheen bal waa codsi nagu soo dhaqsada plase fanproj

  3. Fanproj caawo waa haween isliin noo soo deeya waa codsi ee niga codsa nayaa dad weena soomaaliya waxaa noo balan ah iyo film kaani caawo oo isniin ah waana codsi film kaani iyo caawo

  4. Fanproj bangalore waxaa kafiic naa inaad soo gilisaan The villain ayaa la soo gili lahaa pls nagu soo dhaqsada fanproj waa codsi caawa noo soo giliya

  5. Asc fanproj waxaan rabnay film ram charan vinaya vidheya rama noo soo giliya webka waan sugeena cod si waaye actar kaan waxaa jecel dad badan oo somali ah waxana jecel ciraaq cabdi cilmi waa xaqiiqo midaasi ama been waaye ok waa sugeena

  6. Waa idin salaamey SLN ka dib waxa idinka codasna in Aad noso deysana filmka nela ticket io saakshayam io ntr io andhadhun io kavacham io devdas frydey govinda aya wado waa shactaro okilya io maari 2 waxa wado Dhanush io bazaar waa tamil filmka io bluff master asigana waa Tamil io kavacha io kgf filmkan noso dhaqasda please io mugam asigana waa Tamil io natasaarvabhowma io orange io padi padi lache manasu io silukkuvarpati singam please intaas nosodayaa waxa ka mid ahay tagerihina

  7. Asc fanproj kudhaqsa da filmkan càawo oo khamiis ah ama haween jimco aan kubaashaalno noo soo deeya waa codsi iyo filmka ram charan vinaya vidheya rama waani ga sugeenaa waayo studio kale ayaa iska soo deenayo oo mugdi ah iyo cod aan fiicneenin laakin iniga cod kiina iyo fiir sasha da waa uu fii canyahay plz

  8. Asc fanproj aad iyo aad baad uma had santihiin THANK YOU FANPROJ waad kuma had san tihiin film kaan àad noo soo dee seen waxaan kale niga cod sala haa film ka ram charan vinaya vidheya rama waa cod si soo saara web sidaan ugu khanac no sawir kiisa waa mahad san tihiin fanproj

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here