Vinaya Vidheya Rama Af Somali

62
132070
Poster for the movie

Vinaya Vidheya Rama

Action, Drama

20192 h 26 min
Overview

Vinaya Vidheya Rama Af Somali, Ram is one among the five orphaned boys in Visakhapatnam, adopted by a doctor who ensures them a roof to live under, with dignity. Ram goes to any extent to protect his family and he's a handful for the baddie to handle in a time of crisis. How does Ram protect his family when they need him the most?

Metadata
Runtime 2 h 26 min
Director Boyapati Srinu
Release Date 11 January 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Kesari”
Poster for the movie “Kalank”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Rakshak”
51.681
Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
106.991

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

62 COMMENTS

  1. Fanproj markii hore filimada wad ku soo dhaqsan jirteen inaa soo galisaan balse dhowanahan dambe waxa barateen filimada inaa la soo daahdaan iyado sida jirto ayaa hadale isago trailer aha ayaa inoo soo galineysaan waxan rajeenaya marka fariintayda aragtaan inaa is badal sameeyn doontan canaan igama ahaan waa iga talo un mahadsanidiin all the best

  2. Naga soo fasxa filimka waa sugayaa ilaa waqti dheer kaliya anaiga maaha ilaa azxaaptayda lkn please n oo badiya cartoon movies ka

  3. azxpta fanproj filimka soo daaya sidii naa peru surya hanagaga dhigine sida ugu dhaqsiyaha badan ina karabnaa filimkan ciraaq codkiisana xabeeb ayaa kujirtee hala sifeeyo inshalah fuaad waa in loo yeedhaa muddo ayuu maqnaaye iyo ajakis weliba cidna yaa laga tegin fadlan.tnx all best long life.

  4. Dhaliyaro filimka raam charan ee veneya vidheya asago ay keentay filimkas waxaan iska xakamenaya in an daawado waayo marabo shirkad aan aheyn shirkadina please codkiina noo Ku soo turjuma please noo keena sida ugu dhaqsiyaha badan

  5. BahDa fanproj.com aad iyo aad ayaad uma hadsntihiin
    Hada waxaan idinka mahad celinayaa waan helay video gan
    Bye bye

  6. asc wxaa idiinka codsanaa inaa xalisiin ayaamhan web ka fanproj wx lgama dagsan kro filinm ka marka ku dhufatid meelkale ayuu kuu diraa
    pls sidii hore kusoo celiya

  7. Bahda Fanproj.com filimkii Vinaya vidheya waad soo dhigteen bage-ka Fanproj play.net ee furihii lagu geli lahaa igu caawiya haddeey suurtagal tahy,,, mahdsanidiin

  8. Fanproj plz Aflaanta actarkaan ram charan noo so badsha waa Actarka kaliya oon taageero plz codsigeena noo tix galsha🙏🙏❤❤

  9. Waaan la dhcey sida quruxda padan oo aad usoo daadihisen yacni usoo kla dhantaaashen filmkan iyo kuwa kalepah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here