War Af Somali

295
225208
Poster for the movie

War

Action, Thriller

20192 h 36 min
Overview

War Af Somali, Khalid, is entrusted with the task of eliminating Kabir, a former soldier turned rogue, as he engages in an epic battle with his mentor who had taught him everything.

Metadata
Runtime 2 h 36 min
Director Siddharth Anand
Release Date 2 October 2019

COMING SOON
Poster for the movie “Ab Tak Chhappan 2”
Poster for the movie “Marjaavaan”
Poster for the movie “Housefull 4”
Poster for the movie “Dabangg 3”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Winner”
90.728
Poster for the movie “Sabse Bada Khiladi”
32.596

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

295 COMMENTS

  1. Fanproj.com
    Runti aniga ahan si saa id ayan idin tagersanahay dhamantina inta qof aad ka koobantihi salan kal iyo lab ka socoto iga gudooma

  2. Bahda Fanproj WAXAAN idinka codsanaynaa goorta aad war Soo fasaxysaan hadaad noo sheegtan waan adkaysan karnaa hadii la noo sheegin ma adkaysan karno

  3. Asc asxabta fanproj noso daya hee flim kan cadi mahn runtiβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ™πŸ™

  4. Fanproj bahda filimida aad ayad u mahadsantihiin sida noo ixtiraamtaan waxaan se idinka codsaneynaa inaad noo soo deysaan filimkan War si da ugu dhokhsaha badan Insha Allah

  5. Flimkan ano inbadan sugaye ayan arkey ayago studio kale so turjumen wlh ma daawan codeynta fanproj sugaaye ee nooso geliya flimka

  6. Bahda fanproj wan idin mahad celinya filmkan imisa bilood ayaan sugeyney idinko mahdsan nagu dhakhsada fanproj wad mahadsan tihiin😘😘😘

  7. Waxan rajynya in aad no tix klisan codsiganaga wana sugynay in aad mar un so tujumi dontan filmka( war) hdna wan sugyna sidan wada ognahy filmka mrku so baxy wakhti ba ka so waregry saso tahy wan ni sugaynay uun

  8. Fanproj wxn idin weydina filiman lacag lagu fiirsado miya jiro oo bishi labixinayo?
    Fadlan suashas iga jaahil bixiya, Thanks

  9. Dhabtii filimkan war wan sugi la anahey we gormaad nosodayneysan aqiyarta sharata leh ee aan kuxiranahey plz isbucan nosodaaye aan dawanee
    Xitaa ciyalkayga waxy sugayan codki. Oo filimka war ah

  10. Rer fanproj wxiinu gacan culays way dhaaftay waayo flimkn wxa kartadisa so galisen 31/10/19 hdana wxaa lamarayaa 5/11/19 shantaas pari turjimidiisa miyey kudhaman wayday Walaliyalow ama wxa xiligaan paan so galinaynaa nadhaha o waqti noguyela adinko raliya πŸ™

  11. dee wixiinu waa ka dareey xili xitaa dadka u sheega aad soo daynaysaan wax bilaa balan ah marabner 4 hamayn waxba ma anan dawan macquul miyaa

    • Fanproj visitors: Consiga farahabadan iska dhaaf War qaybta turjumida wayba kabaxsheene ee kuwa kale sugo iimanka isgali

  12. Asxaapta fanproj film war wax badan ayuu page kiina yaala hadana ila hadda aniguma hayno ee naga soo daaya as soon as possible

  13. Muga filinka so daa. Dulqaadka. Waaba nagadhameseen yaqaaay. πŸ₯ΆπŸ₯ΆπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜€πŸ˜€πŸ€―πŸ€―πŸ‘ΉπŸ‘ΉπŸ‘ΊπŸ‘ΊπŸ€‘πŸ‘ΏπŸ‘ΏπŸ‘ΊπŸ€‘πŸ‘½πŸ’€πŸ‘»πŸ€‘πŸ‘½πŸŽƒπŸ‘»πŸ€‘πŸ‘ΎπŸ˜ΊπŸ‘»πŸ€‘πŸ’©πŸ’€πŸ€ πŸ’©β˜ οΈ

  14. Asxbey maxaa ku dhacay filimkii war ilaa ma ii nan soo dhigin please noo soo fudududeya filimka codsi waayeh
    Isagoo astan ah ayaan arkay mana daawan ilaa hada fanproj ayaan sugooyaa

  15. Aztan waala zoo daayay lkn anagu xagan ayaan ku xidhanahay noo zoo daaya .walal qaraamigu wuu idinki yar yahay ku dadaala isgana americanka ayaan ka helaa anigu filmka sicario iyo qeybihiiza soo codeeeya shaqo wacan

  16. Fanproj waa lagu yaqaanaa sidan filmada aana jirin horay ayee kasoo denaayan lkn kuwa qatarka ah sida hadda firi filmka la dhaho drive 2 maalin gudohood ayee kuso dhigeen anaaba yaabay lkn WAR waxe ku heestan ma aqaano

  17. Asc asxabta fanproj war maxad ugu dhagten wn dalnay san usugenay hrithik roshan or tigar sharif aya wado wa labo cadi ahen plz sodaya jimcaha β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ‘ŒπŸ‘ŒπŸ‘ŒπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

  18. waaryaada fanproj maad nagu diganaysaan maxaad noogu ciyaaraysaan maad soo dhigtaan maxaad la haysataan maalinkasta waanu eegnaa soo dhiga ma waxaad rabtaan in dadku iskagakiin tagaan

  19. Fanproj soo daya filimka maxaad kaheysataan ple naga soo siidaaya idoon koo mhadsan in baden ayaad hysteen ple ple ple ple ple ple ple ple ple

  20. Caku ciil Badanaa waa hal kii lii love E! Filmka maalin walba saan U fiirinayey waan daalnay
    Fadlan noo fasaxa ama waqti noo sheega aan sugnoπŸ˜’πŸ™

  21. Wanba xanaqay cawa tugsi ayaba itilay xata shega xiligad noso denesid 😠😠😠😠😠😠😠😠😠

  22. fadlan waad noo sheeg taan waqtiga marka aad flimka xayesiinta soo galinaysaan sababtoo ah malinkasta kuma lugo ikarnee βœ‹

  23. Walaalahayka fanprojka dhoosoodaaya filimkaan waa idin baryeenaa waa codsi walaalahay markast garabkiina ayaa taagannahay Ogaada walaalayaal

  24. Asc bahda fanproj iyo taagerayasha sharfta
    Salan ka dib bahda fanproj waar sidaa u sugeynay waan ku caajisnay page kaan ee maxaa nagu haystaan miyadan taageraha la xushmeynen plz no soo daaya Adinko mahdsn

  25. Fanprojey ugu habeyn dambe aa qabsey hdaa noso deyn weysaan
    Waa nagu kala wadihesiin filmkan meeqa bilood suganeynaa drive oo wax jira eheen aaka hor marisee taaas cadaalad miyaa marka waa inoo habeen dambe reer fanproj
    Anaga waa nii baahan nahey idinkana waa na iska kee burinoo siin taas waxa cadeyn u ah isbucii hal film inaa soo galisaan waxaas wax soconaya ma aha ascaabey dadaal sameeya
    Please Please please please please please please please please please please please please please please please please πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™ habeen dambe insha allah nosoodaya please please please please please please please πŸ™πŸ™πŸ™
    Fanproj waligeed kor

  26. Mxaa wye saan wxaa dhahdheen 15bisha aa soo deyneynaa hada neh waa lataagan yahy see wax uwadiin😒😒😭 mxaa ku heysatiin filinkaπŸ˜₯😞😭😒😩

  27. Fanproj saXbayaal filmka maxaad u haysataan been sheegi maaye 1november ayaan raby inan baxo T,! moblekana gado markaan arkay Inaad filmkii War”soo galiseen TrielKiisa, ayaan baaqday Ilaa hadana idinkaan idin sugayaa billacalyk NaGA soo fasaxa , ama bil axSaan jawaab nasiiyaπŸ™wiilka Naziibkiisa qaba ee saxaraha ku wajahan usoo duceeya😒Bye fnproj. Com

  28. πŸš«βŒπŸ†š please soo daaya cawda please please please πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’‰πŸ“ΊβŒšοΈπŸŒƒπŸ’¦πŸ’¦πŸ’¦πŸ’¦πŸ’¦πŸ’¦πŸ§’πŸ˜ͺπŸ˜ͺπŸ˜ͺπŸ€πŸ€πŸ˜²πŸ˜²πŸ€’

  29. Reer Muqdisho 2 isbuuc ka hor ayay daawadeen mxaad anaga nagu haysataan mise inta jeer aan soo booqaneno website-ka ayad lacag dheeraad ah nagu dul raadinesaan?

  30. Ar fanproj dhesha ciyarta ka daaya hadahh wan idin duceene so dhiga filimka aaahey wan huba ina hadalkeyga tixgalineysaaan iihi iihi kkkk

  31. Waxan idinka codsanaya bahda fanproj hasoo galinina gilimanta xayesinadoda hadii adan aqon sida ciyow filimada loso deyo sidan walaga fican yahy mudo ayan sugeyna filinkan qaqashada maga daya walalayal alleh ha udin xafude

    • flimkaan wuxuu shaashadaha saaran yahay 50 cisho(50days) isagoo HD ah mar hore ayuu online soo galay xitaa cable somalida qaar baa laga sii daayey isagoo turjuman ma aqaan waxaad u heysataan ilaa hada

    • Sxb bishii Mar ayn fanproj.com soo booqda markaasna commentiga ku mashquula waxan firiiya dawadayaasha iyo bahda fanproj.com waxa isku πŸ€—πŸ€—πŸ”›
      Daaliyo majiraan

  32. Cid rabta film aan clear ahayn inay daawato maa jirta filmka clear ma ahan dulqaad muu jiya gays fanproj dadaal kiinay ku maqantahay

  33. Waanu daalnay sidaan iniii sugaynay fanproj waxay sidan xal maahee maxaad usoo galinayseen hadaad sidaa u raajinaysaan sharaf iyo cisi baan inii haynaa flimka naga soo galiya walal πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸŒπŸŒπŸŒ

  34. Asxby filmka War caadi ma’ahan waa film action aa waxaa ka atoora Hrithik halka uu Tiger ka yhy ladar oo waxaana ka daawaday shaneemada Sweden lagamana dalayo filmka. Balse Afsomali kuman daawan oo wxn ku daawady Afiswidhish,

  35. Walaalayl maxad ugu dhagan tihiin filimkaan wll istuudiyaal kle ayaa soo tur juntey balsa adikaan idiin su geennaa wll waxaan kloo sugeena filimka housefull 4

  36. hhhhhhhhh
    War niman yahaw maxaa idin xiijiyay maad iska sugtaan, maxaa jaqaaq idinka siiyay, war anigu waxaan idin odhan lahaa samirka dugsada dhalin yaro, waayo filimkan ila meeraysada noqday dee janno kuma galaysaane.
    Waxaan arkayay mid leh xiliga aad soo galinaysaan uun hadaba noosheega hhhhhhhhhhh,
    Oo hadii laguu sheego ma websiteka ayaad dib u soo booqanaysaa saw maalintaa uun ma soo diyaar garoobaysid
    U jeedada FANPROJ ayaaba ah in aad maalintii 100 mar in ka badan soo booqataan websitekooda
    Malaha dee business

    • Adigu geed hoosti ayaad ku dhalatay ( fils du put πŸ–•πŸ») bahda fanproj Waa websetka kaliya ee somali Magac iyo maamus uyeelay adina wxd wax ka sheegaysa horumarkooda oo aad leedahay business ayay ka helaan ( Haa Waa run shaqo ayay hayaan mrka Waa business aaabahaaga dilaalkana way dhaamaan oo codkooda ayay wx ku goosteen ( intaad dhiiri galin siin lahayd ayaad wx ka sheegaysaa nacala shaydaan ku yaale ( dhiiga ha nagu kicin πŸ–•πŸ»
      Viva fanproj πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

  37. πŸ™πŸΌπŸ™πŸΌπŸ™πŸΌπŸ™πŸΌπŸ™πŸΌπŸ™πŸΌπŸ˜΄πŸ˜΄πŸ˜΄πŸ˜΄πŸ˜΄πŸŽ₯πŸŽ₯

  38. Jekey iyo ciraq iyo inta kale oo fanproj familyga Ah fadlan sodaya waa waxa idinla hadlaya waa wasirka arima dibada we Somalia wa iga codsi please

  39. hhhhhhhhhhhhhh
    calaacalka iska dhaafa oo hadaad af hindi ku rabtaan online ka ayuu ku jiraa habeen hore ayaan daawaday laakiin afsomaligaan ku jeclahay

  40. Play store kaso dag saday lkn ciwanka iyo passworka wey sana hay maxan sameya lkn bejka aad so dhigten filimadisa afsomali ma ahan maxa waye

  41. War adeeryaloow managa soo daysan landheere ceerigaabo ku barjeynaya baan ahaye ina iska dawado ban rabaye naga so daya reer xamaro

  42. Aad iyo aad ayaan idin ku mahadcelinaya bahda fanproj anigo ku hadlaya afka dhalinyarada somaliyeed wxn idin leeyahay hore usocda mar labaad iyo mar sadexaadba waad mahdsan tihiin bahda fanproj anoo kala reebayn πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ₯°πŸ‡ΈπŸ‡΄

  43. filmkaan waan radinayaa lkn markA DAMCO INAA HELO WXAA ISO BAXAYAA WAX YABO KALEE MARKAA SIDEE KU HELII KARAA FILMKAAN PLZ PLZ PLZ LINK AHAAN IGU SODIRAAA HDUU SO BAXAA FANPROJ.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here